• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Puntland oo buuraha Calmiskaad ka helay guryo ka samaysan Shub oo Xafiisyo leh iyo gaadiid dhex yaal – Puntland Publish

admin by admin
March 1, 2025
in Latest News
0
Ciidamada Puntland oo buuraha Calmiskaad ka helay guryo ka samaysan Shub oo Xafiisyo leh iyo gaadiid dhex yaal – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal amni ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa degaanka Buqo-caleed ka helay guryo ka samaysan Shub oo buur ka dhex dhisan, sida uu shaaciyay Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland.

Bayaan kooban oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Puntland, gaar ahaanna Xafiiska qaabilsan Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ayaa lagu sheegay in Ciidamadu degaanka Buqo-caleed ka heleen guryo ka samaysan Shub oo buur ka dhex dhisan, kuwaasi oo leh xafiisyo maamul iyo kuwo Shirar.

“Buqa-caleed, Ciidanku waxay maanta heleen Guryo Buur ka dhex dhisan, oo shub lagu dhisay , leh xafiisyo maamul iyo kuwo Shirar, waxaa yaalla labo Gaari midweyn iyo midyar oo ay sii gubeen iyo Agabkale” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay Xafiiska Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ee Puntland

Ciidamada difaaca Puntland waxay sidoo kale maanta hawlgallo ka sameeyeen jihooyin kala duwan degannada ku hareeraysan Dhasaan iyo Dhadaar, waxaana weli soo badanaya Godadka la helayo iyo Hubka iyo Agabka kale ee laga soo saarayo dhulka hoostiisa.

PUNTLAND POST

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: buurahaCalmiskaadCiidamadadhexgaadiidguryohelayiyoLehPostPuntlandsamaysanShubXafiisyoyaal
Previous Post

Minister of Justice Presents Necessary Invoice to Somalia’s Higher Home – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Xil. Xasan Yare: Xildhibaanada Somaliland waa barakacayaal [Daawo]

admin

admin

Related Posts

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Xil. Xasan Yare: Xildhibaanada Somaliland waa barakacayaal [Daawo]

Xil. Xasan Yare: Xildhibaanada Somaliland waa barakacayaal [Daawo]

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia’s President Vows Decisive Motion Towards ISIS in Bari Area

Somalia’s President Vows Decisive Motion Towards ISIS in Bari Area

February 7, 2025
Somalia’s cupboard endorses offers deal Azerbaijan on Schooling, Coaching, and Power

Somalia’s cupboard endorses offers deal Azerbaijan on Schooling, Coaching, and Power

February 6, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.