• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday xeebta Liido

admin by admin
August 3, 2024
in Latest News
0
Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii lagu qaaday xeebta Liido
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Dowladda Soomaaliya oo struggle qoraal ah soo saartay ayaa shaacisay in ciidamada ammaanka ay soo afjareen weerar toos ah oo qaraxyo ku bilowday oo xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen hoteel Peach View oo ku yaalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

 

Ciidamada ammaanka ayaa toogtay shan dagaalame oo weerarka fuliyay, halka mid kalena uu is qarxiyay, sida lagu sheegay warsaxaafadedka.

Sidoo kale waxaa qoraalkan lagu sheegay in ciidamadu ay ka hortageen gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa oo isna la doonayay in weerar lagu gaysto.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-

Ciidamada Ammaanka ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay kooxaha Khawaarijta kusoo qaadeen shacab ku caweynayey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa toogtay 5 Khawaarij oo ahaa dhagarqabeyaashii weerarka soo qaaday halka dhagarqabe kalena uu naftiisa ku haligay xeebta Liido ayadoo qaraxaasina uu saameeyey shacabkii xeebta ku caweynayey.

Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in weerarkii Argigixiso ay Ciidammadu soo af jareen goor dhow islamarkaana ay dadkii ugu badnaana ay Ciidanku soo unhealthy baadiyeen.

Dhinaca kale Ciidammada ammaanka ayaa fashiliyey gaari walxaha qarxa ay Khawaarijtu kusoo diyaarsadeen si ay Shacabka Caasimadda ugu wax yeeleeyaan. Waxaana ciidammada ay gacan ka geysteen in dhaawacyada lavatory gurmado oo isbitaallada la geeyo.

 



Source_link

You might also like

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

Tags: afjarayammaankaCiidamadalaguLiidoqaadaysooweerarkiixeebta
Previous Post

Warar ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho – Puntland Submit

Next Post

IGAD Strongly Condemns the Heinous Assault that Occurred on Friday at Liido Public Seaside in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

by admin
May 20, 2025
Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 20, 2025
Somali Opposition Leaders Maintain Key Political Talks in Nairobi Amid Deepening Electoral Dispute
Latest News

Somali Opposition Leaders Maintain Key Political Talks in Nairobi Amid Deepening Electoral Dispute

by admin
May 20, 2025
Next Post
IGAD Strongly Condemns the Heinous Assault that Occurred on Friday at Liido Public Seaside in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

IGAD Strongly Condemns the Heinous Assault that Occurred on Friday at Liido Public Seaside in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka EAC

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay wafdi ka socda Ururka EAC

April 21, 2024
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabay wasiiro cusub

January 29, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
  • Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
  • Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.