MUQDISHO (SMN) – Ciidamada xasillinta caasimadda oo howlgal ka sameeyay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay gaari qarax siday walxaha qarxa, kaas oo nuuciisu yahay Leylo calaawi ama (Landcruiser).
Afhayeenka booliska Sadiiqa Doodishe oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in gaariga uu waday baaruuda lavatory yaqano TNT ee lavatory isticmaalo qaraxyada .
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in gacanta lagu dhigay eedeysanihii baabrriurka wadagay, isla-markaana ay ku socota baaris, lana horgeyn doono caddaalada.
“Gaariga ayaa waxaa saarna illaa toban jirgaan oo labaatanlayaal ah oo ay ku jiraan baaruuda lavatory isticmaalo qaraxyada ee lavatory yaqaano “TNT”, sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay darawalkii waday gaariga” ayuu yiri Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali (Doodishe).
Halkan hoose ka daawo:-
Associated