• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xisaab Xirka Sannad Maaliyeedka 2023-ka – Puntland Put up

admin by admin
July 8, 2024
in Latest News
0
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Xisaab Xirka Sannad Maaliyeedka 2023-ka – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Guddoomiyaha Golaha Wakiillada  Mudane, Abdirisak Ahmed Mentioned oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 9-aad ee Kal-fadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa dhegeysiga warbixinta Xisaab Xirka Sannada Maaliyadeedka 2023-ka oo ay akhrinta labaad ay ku soo sameeyeen Guddiga Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada DPL, si waafaqan Dastuurka Dawladad Puntlad  Qodobkiisa 64-aad iyo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DPL.  Intaas Kadib waxaa cod gacan-taag ah ugu codeeyay Oggol 42 Xildhibaan, Diidmo 6, halka ay ka aamuseen 2 Mudane Ansixinta Xisaab Xirka Sannad Maaliyeedka 2023-ka.

Dhinaca kale, xildhibaan Liibaan Beddel Shiikh Maxamuud ayaa Golaha u soo gudbiyey iscasilaad xubinnimada Golaha Wakiillada. Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa ka oggolaaday iscasilaadda  xildhibaanka, si waafaqsan Dastuurka Dawladda Puntland Qodobka 62-aad  iyo Qodobka 18-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada.

Ugu dambayn  waxaa xildhibaannada  Golaha Wakiillada bathroom qeybiyey wax-ka-beddelka Xeerka Nootaayooyinka Puntland iyo Hindise-xeereedka Summadda Ganacsiga oo ay xukuumaddu soo gudbisey, si Goluhu ugu sameeyo akhrinta 1-aad si waafaqsan Qodobka 58-aad ee  Xeer hoosaadka Golaha Wakiillada.

PUNTLAND POST

You might also like

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future





Source_link

Tags: 2023kaansixiyayBaarlamaankaMaaliyeedkaPostPuntlandSannadXirkaXisaab
Previous Post

Safety Businesses meet to debate the acceleration of the safety of Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president invited to China-Africa summit 

admin

admin

Related Posts

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somalia’s president invited to China-Africa summit 

Somalia’s president invited to China-Africa summit 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

EU warship docks in Bosaso amid resurgence in piracy off Somalia’s coast 

EU warship docks in Bosaso amid resurgence in piracy off Somalia’s coast 

July 3, 2024
Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya – Puntland Publish

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya – Puntland Publish

October 10, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.