Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay sarkaal ka tirsan argagixisada ISIS – Puntland Submit
Guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Guryasamo ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku...