MUQDISHO (SMN) – Howlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray shaqaaqo maalin kahor ka dhacday halka laga galo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada ATMIS ayaa dilay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu doonayay in uu si xoog ah ku galo xerada Xalane.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in uu toorrey ku weeraray askari la sheegay in uu baarayay ninkaasi kadibna ay is af dhaafeen ama ninku uu u hoggaansami waayay baaritaanka.
Halkan hoose ka akhriso:-
Associated