MUQDISHO (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaadeen duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Xubnaha weerarka qaaday ayaa beegsaday saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin deegaanka Geedweyne ee hoostaga degmaaasi, waxaana kadib meesha ka dhacay dagaal foolka idiot ah.
Xaaladda ayaa weli ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.
Associated