• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Kulankii dhexmaray Safiirka UK iyo Madaxweyne Deni – Puntland Publish

admin by admin
December 2, 2023
in Latest News
0
Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Kulankii dhexmaray Safiirka UK iyo Madaxweyne Deni – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxtooyada Puntland ayaa ka warbixisay Kulankii maanta dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka uu qaabilay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya Ambs. Michael Nithavrianakis.

Kulanka ay xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Ingiriiska waxaa sidoo kale ka qayb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada dowladda Puntland.

Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in Kulanka labada mas’uul looga hadlay dhammaystirka Hannaanka doorashooyinka dimuqraadiga ah iyo dardar gelinta Mashaariic Horumarineed ee UK ka fuliso Puntland.

“Kulanka oo ay ka qeybgaleen  xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, ayaa looga hadlay guud ahaan xaalada   Soomaaliya iyo arrimaha Puntland, sida Doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland  bathroom dhamaystiri lahaa iyo sidii bathroom sii dardargelin lahaa mashaariicda horumarineed ee UK ka fuliso Puntland” ayay sheegtay Madaxtooyada.

PUNTLAND POST

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 





Source_link

Tags: DenidhexmarayhadashayiyokulankiiMadaxtooyadaMadaxweynePostPuntlandSafiirka
Previous Post

Mogadishu hosts intergovernmental discussion board and celebrates lifting of arms embargo – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somaliland says lifting of arms embargo on Somalia may have ‘detrimental ramifications’

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Somaliland says lifting of arms embargo on Somalia may have ‘detrimental ramifications’

Somaliland says lifting of arms embargo on Somalia may have ‘detrimental ramifications’

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Al-Shabaab

Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Dagaalka Al-Shabaab

April 28, 2025
Somaliland oo sheegtay in laba diyaaradood ku sigteen in ay isku dhacaan kadib markii amar qaldan laga siiyay Muqdisho – Puntland Publish

Somaliland oo sheegtay in laba diyaaradood ku sigteen in ay isku dhacaan kadib markii amar qaldan laga siiyay Muqdisho – Puntland Publish

March 27, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.