• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 27, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Shirka Isbeddelka Cimmilada ee COP28 kaga qayb-galaya dalka Imaaraadka Carabta – Puntland Submit

admin by admin
November 30, 2023
in Latest News
0
Madaxweynaha Soomaaliya oo Shirka Isbeddelka Cimmilada ee COP28 kaga qayb-galaya dalka Imaaraadka Carabta – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), oo ka furmaya dalkaas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka kusoo bandhigi doona saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu ay ku yeelatay nolasha dadka Soomaaliyeed, muhiimada in la helo taageero caalami ah iyo qorsheyaasha Dowladdu ay kula taacaleyso daadadka iyo fatahaadaha ay sababatay duufaanta El Niño oo khasaare nafeed iyo hantiyeedba ay kasoo gaareen kumannaan Soomaaliyeed .

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay Inaaraatka waxa uu kulammo la qaadan doonaa Madaxweyneyaasha caalamka ee shirka kasoo qayb galaya, si taageero caalami ah loogu helo gurmadka degdegga ah ee ay u baahan yihiin dadkeenna ku dhibaateysan deegaannada ay qaateen daadadka Roobka.

PUNTLAND POST

You might also like

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: CarabtaCimmiladaCOP28dalkaImaaraadkaIsbeddelkakagaMadaxweynahaPostPuntlandqaybgalayashirkaSoomaaliya
Previous Post

Somali Prime Minister excursions flood-hit areas in Jubbaland – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president arrives in Dubai for COP28 local weather summit

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition pressured to fulfill in properties as authorities bans lodge gatherings: chief 
Latest News

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

by admin
May 27, 2025
Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Next Post
Somalia’s president arrives in Dubai for COP28 local weather summit

Somalia’s president arrives in Dubai for COP28 local weather summit

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Three international nationals killed after mortar assault hits Halane base in Somalia’s capital 

Three international nationals killed after mortar assault hits Halane base in Somalia’s capital 

November 9, 2024

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay guddiga doorashooyinka + Sawirro

December 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 
  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.