• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha

admin by admin
November 26, 2023
in Latest News
0
DF Soomaaliya oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airways oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Safety Programe) , kaddib markii ay shirkadda buuxisay dhammaan shuruudihii looga baahnaa.

 

Maareeyaha guud ee hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa shahaadada ku wareejiyay maamullaha Freedom Airways ee Soomaaliya,Mudane Mukhtar Xaamud.

“ Maanta waxay noqonaysa Freedom Airways, markii u horreysay ee shahaadadan lagu guddoonsiinayo,kaddib markii la mariyay nidaamka barnaamijyada amniga hawl-wadeennada diyaaradaha si waafaqsan barnaamijka amniga duulista rayidka qaranka,taasoo ay ka soo shaqayeen saraakiisha xafiiska amniga iyo fududaynta duulimaadka ee hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.” ayuu yiri maareeyaha guud HDRS, Mudane Axmed Macallin.

Shirkadda duulimaadyada Freedom Airline, oo noqonaysa shirkaddii u horreysay ee la siiyay shahadada amniga, ayaa sidoo kale horey u ahayd shirkaddii u horreysay ee qaadatay taargada duulimaadka Soomaaliya ee SIX OSCER (6O), bishii Ferbruary ee sannadkii 2021.



Source_link

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Tags: amnigabixisaydiyaaradahahorreysaymarkiishahadaadaSoomaaliya
Previous Post

Somaliland condemns Somalia’s admission to EAC

Next Post

Inside Minister opens Second Annual Assembly of the Civil Registration and Very important Statistics Steering Committee – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Inside Minister opens Second Annual Assembly of the Civil Registration and Very important Statistics Steering Committee – Somali Nationwide Information Company

Inside Minister opens Second Annual Assembly of the Civil Registration and Very important Statistics Steering Committee – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

New chairperson of the Nationwide Refugee Company takes over from her predecessor – Somali Nationwide Information Company

New chairperson of the Nationwide Refugee Company takes over from her predecessor – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somalia and EAC Parliament Strengthen Ties in Excessive-Stage Assembly at State Home

Somalia and EAC Parliament Strengthen Ties in Excessive-Stage Assembly at State Home

July 26, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.