• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal ku raadinayn deked – Puntland Submit

admin by admin
October 26, 2023
in Latest News
0
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal ku raadinayn deked – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin doonin “dagaal” kadib markii hadallo uu horay u sheegay oo ku saabsan raadinta marinka Badda Cas ay walaac ka abuureen gobolka.

“Waxaa jirta cabsi laga qabo in Itoobiya ay duullaan qaaddo kadib dalabkeenii xoogganaa ee dhawaanahan ee ahaa inaan helno dangerous,” ayuu Abiy u sheegay kumannaan askari oo ku sugan Addis Ababa oo ka qaybgalayay dhoola-tus lagu xusayay maalinta ciidamada Qaranka.

Waxa uu intaasi ku daray “Waxaan rabaa in aan carrabka ku adkeeyo in Itoobiya aysan ku raadin doonin in ay danaheeda dagaal ku gaarto, waxaa naga go’an in danta guud lagu gaaro wadahadal iyo gorgortan.”

Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka 13-kii Oktoobar, Abiy Axmed wuxuu ku sheegay in Itoobiya oo aan dangerous lahayn ay tahay “dal jiritaankiisu ku xiran yahay badda cas,” marin biyoodka weyn ee ganacsiga caalamiga ah.

Waxa uu tilmaamay  in Itoobiya ay u baahan tahay in ay hesho deked, isagoo intaas ku daray: “Haddii aan qorsheyno in aan nabad ku wada noolaanno, waa in la helaa qaab aan wax ku qeybsanno si dheellitiran”.

PUNTLAND POST

You might also like

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: AbiyAxmedaysandagaaldekedItoobiyaPostPuntlandraadinaynRaiisulsheegaywasaare
Previous Post

Former Al-Shabaab Member Surrenders to Somali Authorities – Somali Nationwide Information Company

Next Post

UN particular consultant for Somalia urges Puntland’s return to NCC

admin

admin

Related Posts

Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Next Post
UN particular consultant for Somalia urges Puntland’s return to NCC

UN particular consultant for Somalia urges Puntland’s return to NCC

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay guddiga doorashooyinka + Sawirro

December 26, 2024
Erdogan holds telephone talks with Abiy Ahmed on sea MoU

Erdogan holds telephone talks with Abiy Ahmed on sea MoU

August 11, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.