• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Battle-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Mucaaradka Puntland oo Garoowe ku soo xirmay – Puntland Submit

admin by admin
October 11, 2023
in Latest News
0
Battle-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Mucaaradka Puntland oo Garoowe ku soo xirmay – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Shirweynihii Mucaaradka Puntland oo mudda laba maalmood ah socday ayaa maanta ku soo xirmay magaalada Garoowe.

Shirka waxaa looga arrinsaday maaraynta Marxaladda hubanti la’aanta ah ee ka taagan siyaasadda Puntland gaar ahaanna arrimaha doorashada 2024 waxaana geba-gabadii laga soo saaray Battle-murtiyeed qodobaysan.

“Wuxuu shirku go’aamiyey in aanay Puntland muddo kororsi ka dhici karin, taas oo aan ognahay wixii laga soo maray. Maadaama mudada xil haynta ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda ay ka harsan tahay muddo kooban, waxaa shirku isku raacay in doorashada keli ah la qaban karaa ay tahay 66dii xildhibaan ee beeluhu soo xulan jireen” ayaa lagu yiri Battle-murtiyeedka.

“Shirku wuxuu Isimadda Puntland ugu baaqayaa inay doorkoodii shariifka ahaa qaataan soona xulaan xubnihii Baarlaamaanka sida ugu dhakhsaha badan. Shirku wuxuu soo jeediyey haddii Dowladdu qaadan weydo doorkii fududeynta doorashada in uusan dalku firaaq Dastuuri ah geli doonin”.

“Shirku wuxuu bogaadinayaa halgankii iyo guushii bulshada SSC-khaatumo, wuxuuna soo jeedinayaa in la tixgeliyo rabitaanka bulshada SSC-khaatumo, waxaana bulshada kale ee Puntland ku boorineynaa inay laba-laaban taageeradii naf iyo maalba lahayd ee ay la garabtaanaayeen walaalohood” ayuu sii raaciyay Battle-murtiyeedka.

Halkaan ka akhriso Battle-murtiyeedka

PUNTLAND POST

You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish





Source_link

Tags: baxayGaroowemucaaradkaPostPuntlandShirkiisooWarmurtiyeedxirmay
Previous Post

Federal Authorities of Somalia’s Weekly Briefing – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia: Puntland opposition rejects conduct of one-man, one-vote election

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia: Puntland opposition rejects conduct of one-man, one-vote election

Somalia: Puntland opposition rejects conduct of one-man, one-vote election

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Jubaland oo soo saartay go’aanno ku saabsan Sugidda Amniga doorashada Maamulkaasi – Puntland Publish

Jubaland oo soo saartay go’aanno ku saabsan Sugidda Amniga doorashada Maamulkaasi – Puntland Publish

November 5, 2024
Press Assertion on the finishing of 2000 ATMIS drawdown – Somali Nationwide Information Company

Press Assertion on the finishing of 2000 ATMIS drawdown – Somali Nationwide Information Company

July 5, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.