• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Buug ku doodaya in Kismaayo ka mid ahayd Kenya – Puntland Submit

admin by admin
September 24, 2023
in Latest News
0
Buug ku doodaya in Kismaayo ka mid ahayd Kenya – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Kismaayo (Faallo) — Inkastoo cahdiga Midowga Afrika ku salaysan yahay dhowrista xuduudaha jiray marka dal uu madaxbannaani qaatay, waxaa jirta halis ah in Soomaaliya u nugushagay in la kala qeybsado iyada oo aan lagu soo duulin. Waxa bathroom cuskanayo waa sida siyaasiyiinta Soomaaliyeed ugu guuldarraysteen inay dalkooda maamulaan. Madaxweyne Xasan Shekh Maxamud wuxuu dhowaan sheegay in Soomaaliya lagu xukumo Chapter 7 (qodob ku jira Cahdiga Qaramada Midoobay lana cuskado marka dal uu halis ku noqodo nabadda adduunka ama dal kale gardarro ku weeraro). Muu sheegin sabata Soomaaliya halis ugu tahay dunida.

Parker wuxuu ku doodayaa in Kismaayo ka mid ahayd Kenya

Buug dhowaan soo baxay ( One Advantageous Day: Britain’s Empire on the Brink) oo uu qoray taariikhyahan Biritish ah, Matthew Parker, ayaa ku doodaya in qeyb ka mid ah Kenya uu Birtishku siiyay Talyaaniga. Waa Jubbada Hoose, gaar ahaan Kismaayo. Xiriirka Biritishka iyo Soomaalida dhexmarary, ha ahaado mid heshiis beelo lala galay ku salaysan ama mid Biritihsku abuuray markuu dhul Soomaali deggan tahay qabsaday, wuxuu abuuray dhibaatooyin siyaasadeed oo ay Soomaalidu ilaa hadda la kufaakacayso, tusaale in dad Soomaaaliyeed (Somaliland) ay maanta ku doodayaan in heshiis Soomaali lagu gumeysanayo la saxiixdeen Biritishka sidaas darteedna ay xudduudo Talyaani iyo Biritayn Soomaali mar ka dhex samaysteen ay u dagaallamayaan.

Biritishku wuxuu dhul Soomaali ku nooshahay siiyay Xabashida isaga oo jabiyay Heshiiskii Ilaalinta Beelaha (Protectorate Agreements); wuxuu kale oo dhul Soomaali ku nooshahay siiyay Talyaaaniga, dhulkaas oo ay hadda siyaasiyiin Kenyan ah u arkaan dhul ka tirsanaaa Maxmiyaddii Biritishka ee Kenya, inkastoo Matthew Parker isticmaalay magaca Kenya oo uu u ekeysiinayo dal madaxbannaanaa markaas

Kismaayo marnaba kama tirsanayn Maxmiyaddii Biritishka ee Kenya

Dalalka deriska waxay burburka dowladdii dhexe iyo dagaalka dabadheeraaday ee Soomaaliya u arkaan wax ka badbaadinaya dareenkii Soomaali weyn oo ku salaysnaa doonista Soomaali dalal kala duwan lagu kala daray iyaga oo aan lala tashanin. Waxay aamminsan yihiin in tusaale, himiladii Xayle Salaase inuu Berbera la wareego soo noqon doonto maadaama Itoobiya tahay dal weyn oo dad tiro badan ay ku nool yihiin; in Soomaaalidu ku qanci doonaan inay hab maxmiyado ah kaga mid noqdaan dalalka deriska maadaama aysan nabad ku wada noolaan karin oo hadda ku hoos nool yihiin ciidammo nabad ilaalin ah ka socda dalal Afrikaan ah. Mabda’a dal la wada leeyahay oo qofku meeshuu doono kaga noolaan karo waxaa beddelay goofkan anigaa leh.

Isku af iyo isku diin waxay ahayd tilmaan Soomaali Eebbe ugu deeqay oo ay Soomaalidu ugu faani jirtay dalalka qowmiyadaha kala duduwan ay ku nool yihiin. Qowmiyadaha kala duduwan oo kala diinta ah ayaaba maanta nabad ku wada nool marka la barbardhigo Soomaalida. Ummada dadnimadeeda ilaashaan waysa waxaaa ku dhaca dadnimo-tiran (dehumanisation).

© Puntland Submit, 2023

You might also like

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA





Source_link

Tags: ahaydBuugdoodayaKenyaKismaayomidPostPuntland
Previous Post

Minister of Well being delivers a speech at a high-level assembly – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somali president meets with U.S. Protection Secretary Lloyd Austin in Djibouti

admin

admin

Related Posts

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Next Post
Somali president meets with U.S. Protection Secretary Lloyd Austin in Djibouti

Somali president meets with U.S. Protection Secretary Lloyd Austin in Djibouti

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali President and UK Prime Minister to Co-Host World Meals Safety Summit in London – Somali Nationwide Information Company

Somali President and UK Prime Minister to Co-Host World Meals Safety Summit in London – Somali Nationwide Information Company

November 19, 2023
Somaliland says arrests NISA operatives concerned in sabotage plots 

Somaliland says arrests NISA operatives concerned in sabotage plots 

July 31, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.