• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo gebi ahaanba joojisay Buugaagta laga barto Maadada Taariikhda Dugsiyada Sare – Puntland Publish

admin by admin
September 21, 2023
in Latest News
0
Puntland oo gebi ahaanba joojisay Buugaagta laga barto Maadada Taariikhda Dugsiyada Sare – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Go’aan  laga soo saaray Buugta taariikhda ee Dugsiyada sare ee Puntland oo ay ku jiraan qaladaadka Dastuuriga ah, Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Ciyaaraha Gobolada Puntland.

Golaha Wasiirada kadib markii uu dood ka yeeshay qaladaadka Dastuuriga ah ee ku jira Buugaagta Taariikhda ee Manhajka Dugsiyada Sare ee Puntland, wuxuu Goluhu go’aamiyey:-

1: In Buugtii lasoo xareeyo Type 4ka gaar ahaan Maadaada Taariikhda  dibna aan bathroom dhigi karin.

2: In heshiiskii Shirkada Daabacday Manhajka la joojiyey gabi ahaanba.

3: in Xeer ilaalintu baadhitaan deg deg ah sameyso si sharciga bathroom horkeeno cidii Denbiga gashay.

Arrimaha Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ayaa Kulanka looga hadlay, Goluhu wuxuu boggaadiyay sida wanaagsan ee ay u socdaan Dhismaha Goleyaasha deegaanka oo Hadda la dhisay kala bar 30-kii degmo ee Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ka dhaceen.

Ugu danbeyn waxaa Golaha Wasiirada la horkeenay Koobkii Kubadda Cagta ee Gobolada Puntland oo ay kusoo guuleysteen xulka Kubadda Cagta ee Gobolka Nugaal.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa u hambalyeeyay xulka Nugaal iyo Gobolkii martigeliyay Koobka ee Mudug, isagoo casumaad rasmiya u fidiyey iyo kulan inta ka balaaran xulka Nugaal dhammaan  Ciyaartooda, Guddiga la shaqeynayey iyo Masuuliyiintooda.

PUNTLAND POST

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 





Source_link

Tags: ahaanbabartoBuugaagtaDugsiyadagebijoojisaylagaMaadadaPostPuntlandsareTaariikhda
Previous Post

Somalia Releases Emergency Preparedness Evaluate to Mitigate Catastrophe Dangers – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Next Post
Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro

Hay’adda SoDMA oo kulan muhiim ah ku qabatay magaalada Muqdisho + Sawirro

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Puntland Safety Forces conduct clearing operations in Bari area – Somali Nationwide Information Company

Puntland Safety Forces conduct clearing operations in Bari area – Somali Nationwide Information Company

January 25, 2025
Somali Prime Minister inaugurates Nationwide Blood Financial institution – Somali Nationwide Information Company

Somali Prime Minister inaugurates Nationwide Blood Financial institution – Somali Nationwide Information Company

September 15, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.