• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaalihii gargaarka Soomaaliya

admin by admin
September 19, 2023
in Latest News
0
Midowga Yurub oo joojiyay dhaqaalihii gargaarka Soomaaliya
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray WFP qeybta Soomaaliya ka dib markii baaritaan uu sameeyay xafiiska Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan oo lagu sameeyay gargaarka loogu talagalay in lagu baajiyo macluusha Soomaaliya.

 

Ururka Midowga Yurub ayaa in ka badan 7 milyan oo doollar ku siyay WFP sannadkii hore, taasoo qeyb ka ahayd in ka badan $1 bilyan oo bathroom qoondeeyay Soomaaliya, sida ay muujinayso warbixinta Qaramada Midoobay.

Balazs Ujvari, oo ah afhayeenka guddiga Yurub, ma xaqiijin mana beenin warkan, laakiin wuxuu yiri illaa hadda Midowga Yurub lama wadaagin go’aanka la-hawlgalayaasheeda UN-ka ee fuliya mashaariicda uu maalgeliyo Midowga Yurub.

Mid ka mid ah saraakiisha sare ee Midowga Yurub ayaa sheegay in go’aanka la qaatay kadib markii baaritaankii Qaramada Midoobay lagu soo gabagabeeyay in mulkiilayaasha dhulka, maamulka deegaanka, xubno ka tirsan ciidamada ammaanka iyo shaqaalaha samafalka ay dhamaantood ku lug lahaayeen xatooyada gargaarka Soomaaliya.

Sarkaalkan oo magaciisa ka gaabsaday ayaa sheegay in gargaarka dib bathroom soo celin doono marka ay WFP buuxiso shuruudo dheeraad ah, sida in la bedelo kuwa falkan ku kacay, lana saxo nidaamka.

Waxay soo xigatay warbixinta QM barakacayaasha oo sheegay in lagu qasbay inay bixiyaan kala bar kaalmada lacageed ee ay helaan oo ka qaataan dadka xilalka haya iyadoo ay wajahayaan hanjabaado ah in laga saarayo liiska ka-faa’iideystayaasha deeqda.

Deeq-bixiyeyaashu waxay kordhiyeen dhaqaalaha ay siiyaan Soomaaliya sannadkii hore iyadoo saraakiisha bini’aadantigu ay ka digeen macaluul soo idiot leh oo ka dhalatay abaartii Geeska Afrika ee ugu xumayd muddo tobanaan sano ah.

Macaluul ayaa laga hortagay, sida ay muujinayaan xogta rasmiga ah, balse dad gaaraya 43,000, oo kala bar ay yihiin carruur da’doodu ka yar tahay shan sano, ayaa sannadkii hore u dhintay abaarta awgeed, sida ay cilmi-baarayaashu ku qiyaaseen.

Associated



Source_link

You might also like

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Tags: dhaqaalihiigargaarkajoojiyayMidowgaSoomaaliyaYurub
Previous Post

Ra’iisul wasaare Xamse iyo Xil. Ilhaan Cumar oo wada-hadal gaar ah ku yeeshay magaalada New York – Puntland Put up

Next Post

UK publicizes £5 million funding for UNSOS in a press launch – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Next Post
UK publicizes £5 million funding for UNSOS in a press launch – Somali Nationwide Information Company

UK publicizes £5 million funding for UNSOS in a press launch – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed?

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif Sheekh Axmed?

July 4, 2023
ATMIS, UN decide to bringing lasting peace to Somalia

ATMIS, UN decide to bringing lasting peace to Somalia

April 12, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.