Xil. Fu’aad Abshir Adeer oo ka tirsan xisbiga madaxweyne Deni ee Kaah ayaa maanta lavatory doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC.
Gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka ayaa sidoo kale lavatory doortay Axmed Maxamuud Cumar oo isna ka tirsan xisbiga xukuumadda ee Kaah.
Dhinaca kale guddiga joogtada ah ee Baarlamanka Puntland oo maanta fadhi yeeshay ayaa ka dooday in mudda kordhin lavatory sameeyo hay’adaha dowladda.
Xubno kamid ah guddiga joogtada ah ee Baarlamanka ayaa soo jeediyay in dowladda lavatory sameeyo mudda kordhin laba sano ah si lavatory dhammaystiro hannaanka doorashada qof iyo cod.
Waxaase la isla gartay in doodddaas dib lavatory dhigo inta uu ka imaanayo madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku maqan safar dibadda ah.
PUNTLAND POST