• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Beesha Caalamka oo heshiis xabbad-joojin ah ugu baaqay Somaliland iyo SSC-khaatumo – Puntland Put up

admin by admin
August 28, 2023
in Latest News
0
Beesha Caalamka oo heshiis xabbad-joojin ah ugu baaqay Somaliland iyo SSC-khaatumo – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Saaxiibada beesha caalamka war-saxaafadeed ay soo saareen si adag u cambaareeyay sii hurinta colaadda u dhexaysa Somaliland iyo SSC-khaatumo.

“Saaxiibada beesha caalamka waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada” ayaa lagu yiri Battle-saxaafadeedka.

Beesha Caalamka ayaa ku boorriyay dhammaan dhinacyada in ay ku heshiiyaan xabbad joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah islamarkaana la joojiyo abaabulka dagaalyahannada, iyo saadka iyo hubka la siinayo.

“Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada inay ku heshiiyaan xabbadjoojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah. Waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo abaabulka dagaalyahannada, iyo saadka iyo hubka la siinayo”.

“Waxaan aad uga walaacsanahay warbixinnada sheegaya inay jiraan tiro badan oo maxaabiis ah, waxaana aan filaynaa kuwa ku lugta leh inay u hoggaansamaan sharciga xuquuqda aadanaha iyo sharciga caalamiga ah ee bani’aadamnimada, gaar ahaan ilaalinta rayidka iyo kaabayaasha rayidka” ayuu sii raaciyay war-saxaafadeedka.

Beesha Caalamka ayaa ku celiyay muhiimada ay leedahay in la xaqiijiyo helidda gargaar bini’aadantinimo oo aan la carqaladayn iyo gargaarka la gaarsiiyo dadka u baahan waxaana ay ugu baaqeen  dhammaan dhinacyada in ay ka fogaadaan hadalada xanafta leh oo xiisadda lagu xalliyo si nabad ah oo wadahadal ah.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up





Source_link

Tags: baaqayBeeshaCaalamkaheshiisiyoPostPuntlandSomalilandSSCKhaatumouguxabbadjoojin
Previous Post

Ministry of Data takes enormous position within the battle in opposition to the Al-Shabaab terrorists – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somali political leaders difficulty a communique after two-day talks

admin

admin

Related Posts

NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Next Post
Shir DF iyo dowlad goboleedyada uga furmay Dhuusamareeb + Sawirro

Somali political leaders difficulty a communique after two-day talks

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ciidamada Puntland oo badda ku soo qabtay doon siday dumar iyo Carruur looga shakisan yahay qoysaskii kooxda Daacish – Puntland Submit

Ciidamada Puntland oo badda ku soo qabtay doon siday dumar iyo Carruur looga shakisan yahay qoysaskii kooxda Daacish – Puntland Submit

April 22, 2025
AU endorses new post-ATMIS peacekeeping mission in Somalia 

AU endorses new post-ATMIS peacekeeping mission in Somalia 

June 23, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA
  • Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 
  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.