• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Xasan Abgaal oo sheegay in ganacsigii Boosaaso qarka u saaran yahay in uu xirmo – Puntland Publish

admin by admin
August 24, 2023
in Latest News
0
Xasan Abgaal oo sheegay in ganacsigii Boosaaso qarka u saaran yahay in uu xirmo – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland siyaasi Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in ganacsiga Boosaaso uu qarka u saaran yahay in uu xirmo kadib markii ay ganacsatada hanjabaado u jeediyeen kooxaha Argagixisada ah.

“Waxaa nasiib darro aad u weyn ah in Ganacsigii waddanka uu qarka u saaran yahay in uu wada xirmo, iyada oo shirkadaha qaar ee ku yaala xarunta ganacsiga Dowladda Puntland ee Boosaaso ay u xiranyhiin hanjaabaadyo uga imaanaya Ururada Argagixisada ah” ayuu yiri Xasan Abgaal.

Ex. Wasiir Xasan Shire ayaa xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Siciid Deni ku eedeeyay in ay ku fashilantay sugidda Amniga shacabka canshuur-bixiyaasha ah ee Boosaaso”Waxaa meesh ka baxay Dowladdii canshuurta qaadaysay iyo Laamhii Amniga ee bathroom xil saaray Ilaalita nafta iyo maalka Shacabka Puntland, taas oo ay sabateeda leedahay Xukuumadda wakhtigu ka sii dhammaanayo oo gabtay in ay bixiso mushaaraadka Ciidanka”.

Siyaasigan ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay wajahayso xaalad hubanti la’aan ah oo isa saaran, Amnigii oo maraya meel khatar ah oo noloshii dadka iyo ganacsigii oo qiil qiil galay iyo Ciidankii iyo Shaqaalhii oo aan in muddo ah wax xuquuq ah  aan qaadan.

“Ugu dambayn waxaan ugu baaqayaa Shacabka Reer Puntland, Isimada Dhaqanka iyo Siyaasiinta Reer Puntland in muddada 4 bil ah ee Xukuumaddan u hartay aan dalka lagu fiirsan karin oo uu dalku nooga baahany yahay samata bixin deg-deg ah, iyada oo aan u jeedno daruufaha aadka u adag ee Amni, dhaqaalo xumo  iyo hubanti la’aan ee uu wajahayo Dalku” ayuu sii raaciyay.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media





Source_link

Tags: AbgaalBoosaasoganacsigiiPostPuntlandqarkasaaransheegayXasanxirmoyahay
Previous Post

Mayor of Mogadishu Leads Efforts to Discover Sturdy Options for Internally Displaced Individuals – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somali president urges ladies to play their position within the struggle in opposition to Al-Shabaab

admin

admin

Related Posts

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somali president urges ladies to play their position within the struggle in opposition to Al-Shabaab

Somali president urges ladies to play their position within the struggle in opposition to Al-Shabaab

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Overseas Ministry Spokesperson Mao Ning’s Common Press Convention on Might 30, 2023

May 30, 2023
Honouring the 1995 Ceerigaabo Peace Settlement in Northern Somalia – Puntland Submit

Honouring the 1995 Ceerigaabo Peace Settlement in Northern Somalia – Puntland Submit

September 3, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.