• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliska Booliska oo conflict ka soo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Kaxda

admin by admin
August 23, 2023
in Latest News
0
Taliska Booliska oo conflict ka soo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Kaxda
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo la hadlay Wariyeyaasha ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar iyo dagaal toos oo ay xalay Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.

 

Doodishe ayaa shaaca ka qaaday in weerarkaas oo ku billowday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa lagu dilay ugu yaraan 2 askari, laguna dhaawacay 3 kale.

Afhayeenka ayaa sidoo kale xusay in laba qof oo shacab ah ay dhaawacyo soo gaareen, kadib markii rasaasta ugu tegtay xaafadaha u dhowaa sadhigga lagula dagaalamay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ciidamada ammaanka ay iska difaaceeyn weerarka, isla-markaana ay jab gaarsiiyeen xubnaha Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday.

Ujeedka weerarkan ayaa waxa uu tilmaamay inay Al-Shabaab isaga jeediyaan howlgallada iyo dagaallada uga furan gobollada dalka.

Al-Shabaab waxay sidaan oo kale ay horay ugu weerareen degmada Dayniile oo iyana ku taalla koonaha magaalada, waxaana isna weerarkaas lagu beegsaday bar-koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa booliska ee degmadaasi.

Si kastaba, weeraradan ayaa qayb ka noqonayo falalka amaanka dari ee haatan ka dhacaya Muqdisho, waxaana ugu dambeeyay qaraxii gaariga lavatory adeegsaday ee shalay ka dhacay isgoyska Ifka Xalane, kaas oo lagu dilay shaqaale ka tirsanaa maamulka gobolka Banaadir,

Associated



Source_link

You might also like

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

Tags: BooliskadegmadadhacayKaxdasaaraysooTaliskaWarweerarkiixalay
Previous Post

DFS oo ka hadashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho – Puntland Submit

Next Post

Federal Republic of Somalia and EAC Negotiations Enter Second Day – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Next Post
Federal Republic of Somalia and EAC Negotiations Enter Second Day – Somali Nationwide Information Company

Federal Republic of Somalia and EAC Negotiations Enter Second Day – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia and Serbia Signal Historic Safety Settlement – Somali Nationwide Information Company

Somalia and Serbia Signal Historic Safety Settlement – Somali Nationwide Information Company

November 28, 2024
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Publish

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya – Puntland Publish

August 3, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.