• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

DFS oo ka hadashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho – Puntland Submit

admin by admin
August 23, 2023
in Latest News
0
DFS oo ka hadashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faafaahinta ka bixisay qarax ismiidaaminta ah oo saaka ka dhacay xarunta dhul bixinta dowladda hoose ee Xamar oo ku taalla Isgoyska Ifka Xalane.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Saadiiq Aaden Cali (Doodishe) oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in AS ayaa saaka gaari ay ka soo buuxiyeen walxaha qarxa oo noociisu yahay Toyota Land Cruiser, gaar ahaa nooca Soomaalidu u taqaan Layla Calaawi, ku weerareen xarunta dhul bixinta dowladda hoose ee Xamar oo hadda ay dagan tahay shirkad ka shaqaysa nadaafadda oo lagu magacaabi Ifi.

Afhayeenka booliska ayaa sheegay in qaraxaas uu ku dhintay hal qof oo ka mid ah shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar, sidoo kale ay ku dhaawacmeen labo qof oo shacab ah oo ka agdhawaa goobta, wuxuuna intaas ku daray in ay socoto baaris la xiriirta nooca uu qaraxaas ka koobnaa iyo sida uu goobtaas ku soo gaaray.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Doodishe

PUNTLAND POST

You might also like

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish





Source_link

Tags: DFSdhacayhadashayismiidaaminMuqdishoPostPuntlandqarax
Previous Post

Ambassadors of Somali and Britain talk about strengthening relations – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Taliska Booliska oo conflict ka soo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Kaxda

admin

admin

Related Posts

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Next Post
Taliska Booliska oo conflict ka soo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Kaxda

Taliska Booliska oo conflict ka soo saaray weerarkii xalay ka dhacay degmada Kaxda

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia: Puntland opposition rejects conduct of one-man, one-vote election

Somalia: Puntland opposition rejects conduct of one-man, one-vote election

October 12, 2023
Minnesota Governor Vetoes Uber/Lyft Driver Pay Increase Invoice, Citing Value and Service Considerations

Minnesota Governor Vetoes Uber/Lyft Driver Pay Increase Invoice, Citing Value and Service Considerations

May 28, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.