• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday duqayn galabta ka dhacday Laascaanood – Puntland Put up

admin by admin
August 17, 2023
in Latest News
0
Abwaan Jaamac Kediye oo ku geeriyooday duqayn galabta ka dhacday Laascaanood – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa xaqiijinaya in halkaas galabta lagu dilay Alle ha u naxariistee Abwaankii Soomaaliyeed ee Jaamac Kediye.

Goob-joogayaal ku sugan Laascaanood ayaa noo xaqiijiyay in marxuum Jaamac Kediye uu ku dhintay madaafiic ciidamada Somaliland ku garaaceen magaalada.

Geerida Abwaanka waxa sidoo kale ka hadlay xubno kamid ah SSC-Khaatumo oo xaqiijiyay in uu ku dhintay duqaynta ciidamada Somaliland ka wadaan Laascaanood.

Xubnaha kamid ah SSC-Khaatumo ayaa geerigda Abwaan uga tacsiyeeyay guud ahaan umadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay.

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyay geerida marxuum Abwaan Jaamac Kediye.

PUNTLAND POST

You might also like

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: AbwaandhacdayduqayngalabtageeriyoodayJaamacKediyeLaascaanoodPostPuntland
Previous Post

ATMIS, SNA Open Up Key Blockaded Routes in Decrease Shabelle area – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

admin

admin

Related Posts

Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay – Puntland Put up

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay – Puntland Put up

January 5, 2024
Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

March 5, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.