• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo shaacisay in ay fashilisay gaari qaraxyo siday – Puntland Put up

admin by admin
August 10, 2023
in Latest News
0
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya oo shaacisay in ay fashilisay gaari qaraxyo siday – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sida ay shaacisay waxay fashilisay gaari qaraxyo siday.

Battle kooban oo ka soo baxay hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in gaarigaas qaraxyada siday gacanta lagu dhigay.

Hay’adda NISA ayaa sheegtay in gaariga qaraxyada siday lagu qabtay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho sida ku xusan qoraalka hay’adda.

Qoraalka oo lagu daabacay bogga NISA ku leedahay barta bulshada ee ‘X’ ayaa sidoo kale tilmaamay in toogasho lagu dilay darawelkii gaariga kadib markii uu isku dayay in uu baxsado.

“Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ku sugan deegaanka Ceelasha-Biyaha ayaa gacanta ku dhigay gaari siday walxaha qarxa” ayay tiri NISA.

“Waxaana la dilay darawalkii waday kadib markii uu isku dayay inuu baxsado” ayay intaas ku dartay hay’adda sirdoonka Soomaaliya.

PUNTLAND POST

You might also like

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up





Source_link

Tags: fashilisaygaariHayaddaPostPuntlandqaraxyoshaacisaysidaySirdoonkaSoomaaliya
Previous Post

A minimum of 6 lifeless, 12 injured in passenger bus explosion in Decrease Shabelle – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shir ka dhacay Dhuusamareeb + Ujeedka

admin

admin

Related Posts

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Next Post
Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shir ka dhacay Dhuusamareeb + Ujeedka

Madaxweynaha Somalia oo guddoomiyay shir ka dhacay Dhuusamareeb + Ujeedka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia: Puntland deputy speaker of parliament escapes ISIS assault as area braces for main offensive 

Somalia: Puntland deputy speaker of parliament escapes ISIS assault as area braces for main offensive 

January 2, 2025
UNDP, Saudi Fund for Improvement accomplice to offer water to drought-affected communities in Somalia – Somali Nationwide Information Company

UNDP, Saudi Fund for Improvement accomplice to offer water to drought-affected communities in Somalia – Somali Nationwide Information Company

February 27, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.