• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Midowga Yurub oo Xiriirka u jaray dalka Niger oo inqilaab Millatari ka dhacay – Puntland Submit

admin by admin
July 29, 2023
in Latest News
0
Midowga Yurub oo Xiriirka u jaray dalka Niger oo inqilaab Millatari ka dhacay – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Midowga Yurub ayaa hakiyay dhammaan wadashaqeyntii dhanka ammaanka ee ay la lahaayeen Niger ka dib markii ciidamada dalkaasi ay xukunka kula wareegeen afgambi.

Tallaabadaan ayaa soo baxday xilli Maeykanka uu taageero u fidiyay madaxweynihii la afgembiyay ee Mohamed Bazoum,kaas oo lavatory arkay xulufo muhiim u ah reer galbeedka oo dagaal kula jira kooxaha argagixisada ah.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa sheegay in iskaashiga amniga iyo kaalmada miisaaniyadda ee lasiin jiray Niger la hakiyay.

Midowga Afrika waxa uu ugu baaqay ciidamada Niger in ay ku laabtaan xarumahooda ama saldhigyada ciidan waxaana la siiyay muddo 15 oo ay ku soo celiyaan maamulkii ay afgambiyeen.

Shalay madaxa qaybta ilaalada madaxtooyada Gen Abdourahmane Tchiani ayaa ku dhawaaqay inuu yahay hogaamiyaha cusub ee Niger.

Waxa uu intaa ku daray in amni darro, dhaqaale xumo iyo musuq-maasuq ay u horseedeen inuu talada dalka la wareego.

PUNTLAND POST

You might also like

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish





Source_link

Tags: dalkadhacayinqilaabjarayMidowgaMillatariNigerPostPuntlandXiriirkaYurub
Previous Post

Deputy Minister of Protection – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Guriceel oo lagu soo bandhigay ciidamo ka qayb-qaadanaya dagaalka Al-Shabaab

admin

admin

Related Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
Next Post
Guriceel oo lagu soo bandhigay ciidamo ka qayb-qaadanaya dagaalka Al-Shabaab

Guriceel oo lagu soo bandhigay ciidamo ka qayb-qaadanaya dagaalka Al-Shabaab

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia alleges ‘overseas hand’ in airspace disruptions

Somalia alleges ‘overseas hand’ in airspace disruptions

February 21, 2024
Markabka Shidaal baarista Turkiga oo Maanta lagu soo dhaweynayo Muqdisho – Puntland Put up

Markabka Shidaal baarista Turkiga oo Maanta lagu soo dhaweynayo Muqdisho – Puntland Put up

October 25, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
  • U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
  • Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.