• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Somaliland oo warfare lama filaan kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

admin by admin
July 11, 2023
in Latest News
0
Somaliland oo warfare lama filaan kasoo saartay dagaalka ka socda Laascaanood
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


HARGEYSA (SMN) –  Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo mar kale warfare cusub kasoo saaray colaadda magaalada Laascaanood ayaa si lama filaan ah uga hadlay dagaalka weli ka socda magaaladaas oo xarun u ah gobolka Sool.

 

Kaahin ayaa ka laabtay eedeyntii ay horay Somaliland ugu jeedisay dowladda federaalka, wuxuuna shaaca ka qaaday in wax lug ah aysan ku laheyn dagaalkaasi.

Wasiirka ayaa xusay in cidda hurineyso colaadda Laascaanood ay tahay Puntland, wuxuuna ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu isagu ciidamadiisa geeyay Laascaanood iyo Tukaraq.

Waxaa kale oo uu intaasi ku daray in reer Laascaanood iyo Somaliland dhexdooda laga faa’iideystay, isla-markaana dagaalka ay waddo Puntland, sida uu hadalka u dhigay.

‘Arrinkaa Somaliland ma waddo, shacabka reer Laascaanoodna ma wado, cidda arrinkaa dabada ka wadda ee ciidankaa shalay soo rartay ee dagaalka maanta hageysa waa madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Deni’. ayuu yiri Maxamed Kaahin.

Sidoo kale wuxuu wasiirka arrimaha gudaha Somaliland hadalkiisa uu sii raaciyay “Ma aha maamulka Xamar, ma aha maamulka Soomaaliya cidda dagaalka wadda”.

Maxamed Kaahin ayaa sidoo kale cod dheer ku sheegay in beesha caalamka ay ku wargelinayaan in dagaalkaas ay mas’uul ka tahay Puntland, lagulana xisaabtami doono.

‘Shalay baa u dambeysay oo ciidan Garoowe ka soo qaaday, aagga Tukaraq ayay soo dageen, marka waxaynu caalamka u sheegeynaa, in inaga iyo shacabka reer Laascaanood aan bari ka nahay dagaalka, cidda arrintaa wadana ay tahay maamulka Puntland” ayuu yiri.

Hadalkan ayaa meesha ka saaraya eedeymo xiriir ah oo ay Somaliland horay ugu jeedisay dowladda federaalka, kuwaas oo la xiriiray inay ku lug leedahay dagaalka Laascaanood.

Si kastaba, xaaladda magaaladan ayaa weli cakiran, waxaana is horfadhiya ciidamada labada dhinac oo mararka qaarkood madaafiic isku weydaarsada halkaasi.

Associated



Source_link

You might also like

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

Tags: dagaalkafilaankasooLaascaanoodlamasaartaysocdaSomalilandWar
Previous Post

Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiweli Gaas oo lagu wado in ay battle ka soo saaraan xiisadda Puntland – Puntland Put up

Next Post

African Union accepts credentials from Somalia’s Ambassador to Ethiopia – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
Latest News

Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist

by admin
May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

by admin
May 21, 2025
Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up
Latest News

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi – Puntland Put up

by admin
May 20, 2025
Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Mogadishu Prepares to Welcome Excessive-Stage Delegation from FIFA and CAF – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 20, 2025
Next Post
African Union accepts credentials from Somalia’s Ambassador to Ethiopia – Somali Nationwide Information Company

African Union accepts credentials from Somalia’s Ambassador to Ethiopia – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

President Hassan Sheikh visits army camp in Mahas district, encourages troopers – Somali Nationwide Information Company

President Hassan Sheikh visits army camp in Mahas district, encourages troopers – Somali Nationwide Information Company

September 5, 2023
Puntland Stakeholders Agree an Electoral Mannequin – Puntland Put up

Puntland Stakeholders Agree an Electoral Mannequin – Puntland Put up

December 8, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
  • Jubaland Urges Somalia’s Federal Authorities To not Politicise Humanitarian Assist
  • Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.