• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho

admin by admin
July 10, 2023
in Latest News
0
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo shir muhiim ah ka daah-furay Muqdisho
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shirweynaha Qurbe joogta Soomaaliyeed.

 

Shirkan ayaa waxa ka soo qeyb galay wasiiro ka tirsan XFS,Xildhibaano ka tirsan labada Gole Baarlamaan,Bulshada rayidka iyo Qurbe joogta Soomaaliyeed.

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS Abshir Cumar Jaamac oo shirka furay ayaa sheegay  in qurba joogta ay kaalin muuqato ka qaateen dib u dhiska dalka,waxa uu sheegay in ay qabaan baahiyo kala duwan una baahan in xal bathroom helo

“Waxaa jira Dad badan oo Soomaaliyeed oo dhibaato nolol xumo iyo sharci la’aan ah ay ku haysato dalalka ay joogaan dadaal ayaan ku bixin doonaa si wax looga qabto” sidaa ayuu yiri wasiirka Arrimaha dibadda

Shirka ayaa inta u socdo looga hadli doonaa Arimaha la xariira siday qurbajoogta Soomaaliyeed door muhiim ah uga qaadan lahaayeen Hanaanka Dowlad dhiska Soomaaliyeed,kan Dhaqaale abuurka bulshadda iyo sidii wax looga qaban lahaa baahiya ay qabaan Qurba joogta Soomaaliyeed.

Associated



You might also like

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish




Earlier articleCiidamada DF oo gacanta ku soo dhigay haweeney dil ka geysatay Gedo




Source_link

Tags: ArrimahadaahfuraydibaddamuhiimMuqdishoshirWasiirkaXFS
Previous Post

Ciidamada Jubaland iyo kuwa DFS oo Al-shabaab ka xoreeyay degmo ka tirsan Jubada Hoose – Puntland Submit

Next Post

Prime Minister Hamza Abdi Barre Chairs Pivotal Assembly on Somalia’s Admission to East African Neighborhood Bloc – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Next Post
Prime Minister Hamza Abdi Barre Chairs Pivotal Assembly on Somalia’s Admission to East African Neighborhood Bloc – Somali Nationwide Information Company

Prime Minister Hamza Abdi Barre Chairs Pivotal Assembly on Somalia’s Admission to East African Neighborhood Bloc – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Garowe – Puntland Submit

Gabar ardayad ah oo lagu dilay Garowe – Puntland Submit

February 27, 2024
Somali Nationwide Military Kills Practically 100 Al-Shabaab Terrorists in Joint Operations – Somali Nationwide Information Company

Somali Nationwide Military Kills Practically 100 Al-Shabaab Terrorists in Joint Operations – Somali Nationwide Information Company

July 20, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
  • Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
  • Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.