• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay 

admin by admin
April 15, 2025
in Latest News
0
Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay 
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


BOOSAASO [SMN] – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowladda Imaaraadka Carabta ay dhigtay nidaam raadaar casri ah oo laga keenay Israa’iil deegaan ka tirsan Puntland oo dhacda waqooyiga-bari Soomaaliya.

 

Raadaarka ayaa lagu rakibay Xarunta Ciidamada Badda Puntland oo ku dhow Saldhigga Diyaaradaha ee Bosaso oo ay Imaaraadku maamulaan.

Nidaamkan waa mid casri ah oo awood u leh in uu si sax ah u ogaado dhaqdhaqaaqa diyaaradaha, gantaallada, iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones), sidoo kalena uu dabagal ku sameeyo meelo laga soo rido madaafiic.

Tallaabadan oo ay shaaciyeen khubaro militari, islamarkaana lagu faafiyey ilo sirdoon furan (open-source intelligence), waxay dhalisay su’aalo ku saabsan ujeedada dhabta ah ee Imaaraadka uga danbeeya dhaqdhaqaaqan milatari ee cusub, xilli gobolka Geeska Afrika uu yahay mid si weyn loogu tartamayo saameyn ahaan.

Goobta la dhigay raadaarka ee Puntland, oo ah gobol is-maamul ah, ayaa kusoo beegmaysa xilli ay jirto xiisad geesinimo leh oo u dhaxaysa quwadaha waaweyn ee aduunka kuwaasoo doonaya in ay gacanta ku dhigaan marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee gobolka.

Nidaamkan ayaa muhiim u ah difaacyada cirka ee casriga ah sida Iron Dome iyo David’s Sling, wuxuuna sidoo kale si toos ah ugu hagaa nidaamyada difaaca marka ay jirto halis ka timaadda cirka, gantaallada ama madaafiicda dhulka laga soo ridayo.

Arrintan ayaa si weyn bathroom eegayaa iyadoo laga cabsi qabo in gobolka Geeska Afrika uu isu beddelo goob lagu hardamo istiraatiijiyad ahaan, gaar ahaan marka la eego doorka sii kordhaya ee Imaaraadka Carabta uu ka ciyaarayo gudaha Soomaaliya.



Source_link

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Tags: CarabtacasriImaaraadkaIsraaiilNidaamPuntlandRaadaarrakibaysamaysay
Previous Post

Booqashada Taariikhiga Ah UU Ra’iisal Wasaare Xamse Ku Tagay Adhicaddeeye – Puntland Submit

Next Post

Ajaanib ka tirsan argagixisada ISIL oo maanta isu soo dhiibay ciidamada difaaca Puntland – Puntland Publish

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit
Latest News

Two A long time of Tangible Establishment-Constructing – Puntland Submit

by admin
May 22, 2025
Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
Next Post
Ajaanib ka tirsan argagixisada ISIL oo maanta isu soo dhiibay ciidamada difaaca Puntland – Puntland Publish

Ajaanib ka tirsan argagixisada ISIL oo maanta isu soo dhiibay ciidamada difaaca Puntland – Puntland Publish

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali president agrees for resumption of Somaliland talks

Somali president agrees for resumption of Somaliland talks

December 29, 2023
Auditor Normal receives officers from the Norwegian Embassy – Somali Nationwide Information Company

Auditor Normal receives officers from the Norwegian Embassy – Somali Nationwide Information Company

January 16, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
  • Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.