• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 23, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Booqashada Taariikhiga Ah UU Ra’iisal Wasaare Xamse Ku Tagay Adhicaddeeye – Puntland Submit

admin by admin
April 15, 2025
in Latest News
0
Booqashada Taariikhiga Ah UU Ra’iisal Wasaare Xamse Ku Tagay Adhicaddeeye – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre wuxuu booqasho ku tagay degmada Adhicaddeeye.

Muqdisho (Faallo PP) — Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa ayaa shalay booqday Adhicaddeeye, halkaas oo uu kaga qeybgalay martiqaad taariikhi ah. Labaatan sano ka hor, sanadkii 2005tii, maamullada Somaliland iyo Puntland waxay maxaamiis isku dhaafsadeen Adhicaddeeye. Xarunta Cilmibibaarista Horumarinta ee Puntland (PDRC) iyo Akadeemiyaha Nabadda iyo Horumantina (APD) ayaa gacan ka geystay isdhaafsashada maxaabista. Tallaabadaas ma horseedin xal siyaasadeed waayo maamulka Somaliland  ciidammadiisu dhul ka tirsan maamulka Puntland ayay joogeen oo waxay ku doodayeen inay Soomaaliya ka go’een. Warbixintii Golaha Amaanka ee 2006 ayaa lagu xusay isdhaafsiga maxaabiista.

Waxaa xusid mudan in hoggaamiyaha maamulka SSCK Cabdulqaadir Aw Cali (Firdhiye) uu u soo jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay dhexdhexaadiso maamulka SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland. Wadahadalladii  dhexmari jriay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland waxaa beddeli doona wadahadallo dhexmari doona  maamullada ay colaaddu dhexmartay. Waa sidii ay ahayd 2005tii, hase ahaatee maanta Soomaaliya waxay leedahay dowlad federaal oo la aqoonsan yahay iyo maamul federaaleedyo.

Wasiirka Arrimmaha Gudaha Dowladda Federaalka Cali Xoosh iyo Taliyaha Ciidaanka Booliska Asad Cabdullaahi oo booqday Adhicaddeeye.

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa heshiisyo badan la gashay maamulka  goosasho-doonka ah oo qodobbo ka mid ah heshiisyadaas u fasirtay inuu dangerous ka kireyn karo Itoobiya. Waa markii labaad oo ay  Itoobiya halis-gelisay qarannimada Soomaaliya. Markii kowaad waxay ahayd markii ay 1982kii qabsatay Goldogob iyo Ballanbaale, inkastoo ay eedday sidaas darteedna ay u noqotay dal aan dangerous lahayn kaddib markii ay jebisay heshiiskii Quwadaha Waaweyn ay ciidammada Soomaaliya kaga soo saareen Itoobiya 1978kii.

25 ka mid ah maxaabiista dagaalkii Laascaanood lagaga qabtay maamulka Somaliland oo uu maamulka SSCK ku wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Isdhaafsiga maxaabiista waa laga wadli karaa oo Dowladda Federaalka Soomaaliya kaalin dhexdhexaadin manner qaadan kartaa haddii maamulka goosasho-dooonka ahi uu qiro in Soomaaliya tahay qaran leh xuduudo sugan oo ku salaysan Sharciga Caalamiga iyo Cahdiga Qaramada Midoobay, qodobkiisa 2(4) oo mamnuucaya in lagu xadgubo sharafta dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed ee dal. Sanadkii 2023kii maamulka goosasho-doonka ah ciidammadiisu waxay duqeeyeen Laascaanood iyagoo ku doodaya (1) in Al-shabaab ku sugan tahay Laascaanood iyo (2) in Laascaanood aysan ka mid ahayn Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 

© Puntland Submit, 2025

You might also like

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: AdhicaddeeyeBooqashadaPostPuntlandRaiisalTaariikhigatagaywasaareXamse
Previous Post

Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka oo ka billaabatay Muqdisho

Next Post

Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay 

admin

admin

Related Posts

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo looga warbixiyay dagaalka Al-Shabaab

by admin
May 23, 2025
Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 
Latest News

Somaliland president Irro makes landmark go to to Djibouti to fix strained ties 

by admin
May 22, 2025
Next Post
Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay 

Imaaraadka Carabta oo ku Rakibay Puntland Nidaam Raadaar Casri ah oo Israa’iil samaysay 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Minnesota DPS to now difficulty extreme climate alerts in Hmong, Somali, Spanish

Minnesota DPS to now difficulty extreme climate alerts in Hmong, Somali, Spanish

June 4, 2023
Somali president set to journey to Addis Ababa for high-stakes talks with Ethiopia’s PM 

Somalia’s president to journey to Baghdad for Arab League summit 

May 16, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
  • Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
  • President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.