• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay maamul rasmi ah u aqoonsatay SSC-khaatumo – Puntland Submit

admin by admin
April 14, 2025
in Latest News
0
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay maamul rasmi ah u aqoonsatay SSC-khaatumo – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa xalay ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya maamul rasmi ah u aqoonsatay SSC-khaatumo.

Ra’iisul wasaare Xamse oo hadal ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dhacay magaalada Laascaanood ayaa sheegay in SSC-khaatumo ay tahay maamul Soomaaliyeed oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana aysan ahayn dhul iyo degaan lagu muransan yahay.

“Waxaan cod dheer ku sheegayaa in SSC-khaatumo tahay maamul Soomaaliyeed oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya mana ahan meel lagu muransan yahay, sidaasi darteed dhammaan saaxiibada Soomaaliya waxaa ku waajib ah in ay si lamid ah maamullada kale Khaatumo ula dhaqmaan” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa sidoo kale sheegay in maamulka SSC-khaatumo uu dowladda Federaalka Soomaaliya ka heli doono xuquuq la siman tan dowlad goboleedyada kale ku lee yihiin dowladda, kaddib markii uu ku dhawaaqay in maamul rasmi ah lavatory aqoonsaday.

PUNTLAND POST

You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish





Source_link

Tags: aqoonsataydhawaaqdayDowladdaFederaalkamaamulPostPuntlandrasmiSoomaaliyaSSCKhaatumo
Previous Post

Somalia Licenses Starlink for Web Companies

Next Post

Somalia PM Says SSC-Khaatumo State Displays Will of the Individuals

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia PM Says SSC-Khaatumo State Displays Will of the Individuals

Somalia PM Says SSC-Khaatumo State Displays Will of the Individuals

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

International Affairs Minister welcomes Director Basic of the Somali Norwegian Chamber of Commerce – Somali Nationwide Information Company

International Affairs Minister welcomes Director Basic of the Somali Norwegian Chamber of Commerce – Somali Nationwide Information Company

January 19, 2025
Catriona Laing oo bisha Could bannaynaysa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM – Puntland Put up

Catriona Laing oo bisha Could bannaynaysa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM – Puntland Put up

April 22, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.