• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in degaannada SSC astaan u yihiin Midnimada iyo Wadajirka Soomaaliya – Puntland Publish

admin by admin
April 13, 2025
in Latest News
0
Ra’iisul Wasaare Xamse oo sheegay in degaannada SSC astaan u yihiin Midnimada iyo Wadajirka Soomaaliya – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyey xarunta Barlamaanka SSC-Khaatumo, ayaa sheegay lavatory baahan yahay midnimo iyo wadajir ummadeed oo taabba-gal ah.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa tilmaamay in la xaqiijiyey horumar dhinacyo badan leh oo dhanka dowlad-dhiska iyo maamul-daadejinta ah, taas oo sababtay in maanta mashaaric badan laga hirgaliyo magaalada Laascaanood.

“Waxaan cadeynayaa in dadka deegaannada SSC-khaatumo ay astaan u yihiin midnimada iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaan u baahannahay in la adkeeyo minimida iyo nabadda oo rukun adag u ah dowladnimda, waxaan idinku adkeynayaa in aad nabadda u ilaalisaan sida aad Calankeenna u ilaaliseen.”

“Waxaan u baahannahay nabad, horumar iyo in la hirgaliyo doorashooyin madax-bannaan oo ka qabsoonta guud ahaan dalka, waxaan ballan-qaadayaa in Maamulka SSC-Khaatumo uu heli doono adeeg dowladeed oo dhamaystiran”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey xarunta Barlamaanka SSC-Khaatumo.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in ay Maamulka SSC-Khaatumo iyo shacabka degaanku ay heli doonnaan adeegyada hey’addaha dowlada ee muhiimka ah si lavatory daadajiyo maamulka dowladda.

PUNTLAND POST

You might also like

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: astaandegaannadaiyomidnimadaPostPuntlandRaiisulsheegaySoomaaliyaSSCWadajirkawasaareXamseyihiin
Previous Post

Somalia to Start Voter Registration in Mogadishu Forward of Historic Native Elections

Next Post

Somalia Licenses Starlink for Web Companies

admin

admin

Related Posts

Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia Licenses Starlink for Web Companies

Somalia Licenses Starlink for Web Companies

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Catriona Laing oo bisha Could bannaynaysa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM – Puntland Put up

Catriona Laing oo bisha Could bannaynaysa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM – Puntland Put up

April 22, 2024
Quick North’s On Paper increasing to North Market Bridge Park

Quick North’s On Paper increasing to North Market Bridge Park

June 5, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.