• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah

admin by admin
April 13, 2025
in Latest News
0
Shabelle Media Community director and deputy Launched After Illegal Detention in Mogadishu
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho [SMN] – Agaasimaha guud ee Warbaahinta Shabelle, Abuukar Sheekh Maxamuud (SKY), iyo ku xigeenkiisa Maxamuud C/naasir Soofeysane ayaa maanta dib u helay xorriyadooda kadib markii ay booliska degmada Xamarweyne si sharci darro ah ugu xireen saldhigga degmada saacadihii hore ee saakay.

 

Labada mas’uul ee sare ee warbaahinta Shabelle ayaa la xiray iyadoo aan wax eed ah bathroom soo jeedin, waxaana arintan si weyn looga hadlay baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha, iyadoo bathroom arkayay xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda.

Agaasimaha iyo ku xigeenkiisa ayaa ugu dambeyn la horgeeyay Maxkamad, taasoo markii ay dhageysatay dacwadooda ku sheegtay in aysan jirin wax dambi ah oo ay galeen, sidaas darteedna amar ku bixisay in si degdeg ah bathroom sii daayo.

Sii deyntooda ayaa bathroom arkay guul u soo hoyatay xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida warbaahinta gudaha Soomaaliya, waxaana si weyn u soo dhaweeyay ururrada u dooda xuquuqda suxufiyiinta iyo warbaahinta madaxa bannaan.

Warbaahinta Shabelle ayaa ka mid ah hay’adaha warbaahineed ee ugu caansan dalka, waxaana si joogto ah loogu bartay baahinta wararka madaxa bannaan iyo baaritaannada sugan. Mas’uuliyiinta warbaahintaas ayaa sheegay inay sii wadi doonaan howlgaladooda warbaahineed iyagoo aan ka cabsan doonin cabsi-gelin kasta oo lagu hayo.

Dhacdadan ayaa markale iftiimisay baahida bathroom qabo in la ilaaliyo xuquuqda saxafiyiinta iyo in laga fogaado xadgudubyada sharci darrada ah ee ka dhanka ah saxaafadda.



Source_link

You might also like

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

Tags: AgaasimahadibhelayiyokadibKuxigeenkiisaShabellesharcidarroWarbaahintaxabsiXorriyadooda
Previous Post

Puntland oo beenisay in ay shaqa joojin ku samaysay diyaaraddii Laascaanood keentay Ra’iisul wasaare Xamse – Puntland Publish

Next Post

Khasaare ka dhashay roobabka gu’ga oo ka curtay degaannada Puntland – Puntland Submit

admin

admin

Related Posts

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Next Post
Khasaare ka dhashay roobabka gu’ga oo ka curtay degaannada Puntland – Puntland Submit

Khasaare ka dhashay roobabka gu'ga oo ka curtay degaannada Puntland – Puntland Submit

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Shabelle Media Community director and deputy Launched After Illegal Detention in Mogadishu

Shabelle Media Community director and deputy Launched After Illegal Detention in Mogadishu

April 12, 2025
Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel – Puntland Submit

Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel – Puntland Submit

October 17, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
  • Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.