• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo beenisay in ay shaqa joojin ku samaysay diyaaraddii Laascaanood keentay Ra’iisul wasaare Xamse – Puntland Publish

admin by admin
April 12, 2025
in Latest News
0
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa beenisay wararka ku saabsan in ay shaqa-joojin ku samaysay diyaaraddii maanta Laascaanood geysay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre.

Warsaxafadeed kooban oo ka soo baxay wasaaradda Duulista hawada iyo garoomada Puntland ayay ku caddaysay in ay waxba kama jiraan yihiin wararka sheegaya in Puntland shaqa-joojin ku samaysay diyaaraddii soo qaadday Ra’iisul wasaare Xamse, kaddib markii baraha bulshada ku faaftay warqad been-abuur ah oo ay ku qoran tahay shaqa-joojintaasi.

“Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomadda Puntland, waxay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland u caddeynaysaa inaysan jirin wax diyaaradda ah oo ay shaqada ka joojisay. Sidoo kale waxaan caddaynayna wararka social media kujira ee sheegaya in diyaarad shaqada laga joojiyay ay been abuur yihiin” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay dowladda Puntland.

Halkan ka akhriso Warsaxaafadeedka

PUNTLAND POST

You might also like

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly





Source_link

Tags: beenisaydiyaaraddiijoojinkeentayLaascaanoodPostPuntlandRaiisulsamaysayshaqawasaareXamse
Previous Post

Shabelle Media Community director and deputy Launched After Illegal Detention in Mogadishu

Next Post

Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah

admin

admin

Related Posts

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 
Latest News

Somalia’s opposition leaders convene in Mogadishu to problem president Mohamud’s election plan 

by admin
May 24, 2025
Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish
Latest News

Xiisad ku salaysan muran xuduud gobol oo ka dhex aloosantay Puntland iyo SSC-khaatumo – Puntland Publish

by admin
May 24, 2025
Next Post
Shabelle Media Community director and deputy Launched After Illegal Detention in Mogadishu

Agaasimaha Warbaahinta Shabelle iyo Ku-xigeenkiisa oo Dib u Helay Xorriyadooda Kadib Xabsi Sharci-darro ah

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali President Handle The Extraordinary Arab Islamic Summit In Riyadh – Somali Nationwide Information Company

Somali President Handle The Extraordinary Arab Islamic Summit In Riyadh – Somali Nationwide Information Company

November 12, 2024
Maamulka SSC-khaatumo oo Somaliland ku eedeeyay in ay Weerar ku soo qaaday Ciidamadooda fadhiya Jiidda Buqdharkayn – Puntland Submit

Maamulka SSC-khaatumo oo Somaliland ku eedeeyay in ay Weerar ku soo qaaday Ciidamadooda fadhiya Jiidda Buqdharkayn – Puntland Submit

March 7, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
  • Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.