• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Puntland oo gurmad deg deg ah ka dalbatay hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha bini’aadanimada – Puntland Submit

admin by admin
April 9, 2025
in Latest News
0
Dowladda Puntland oo gurmad deg deg ah ka dalbatay hay’adaha ka shaqeeya Arrimaha bini’aadanimada – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo baaq deg deg ah soo saartay ayaa ku dhawaaqday in abaar iyo biyo la’aan baahsani ka jirto dhammaan gobollada iyo degaannada Puntland.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowladda Puntland ayay ku sheegtay in ay jirto abaar iyo biyo la’aan daran oo saamaysay dhammaan degaannada Puntland.

“Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Dowladda Puntland ayaa baaq kasoo saartay xaaladaha abaaraha ee ka jira deegaanada puntland taas oo sababtay biyo la’aan baahsan oo  saamaysay dhammaan gobolada iyo deeganada puntland,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Dowladda Puntland, waxay ka dalbatay bah-wadaagta hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bini’aadanimada in ay gurmad iyo biya-dhaan deg deg ah gaarsiiyaan degaannada abaartu saamaysay, waxaana ay sheegtay in ay ku hawllan tahay ka hortagidda khatarta abaaraha iyo biya la’aanta jirta.

“Wasaarada ayaa ugu baaqaysa hay,adaha bah wadaagta la,ah ee ka shaqeeya arimaha bini,aadanimada inay kawada qayb qaataan sidii Gargaar biyo dhaan ah loogu samayn lahaa dadka ay saamaysay abaartu .Wasaaradda ayaa ku hawlan sidii looga  looga hortagi lahaa khataraha ka dhalankara abaaraha iyo biyo yarida ee ka jira deegaanada puntland” ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka.

PUNTLAND POST

You might also like

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up





Source_link

Tags: ArrimahabiniaadanimadadalbataydegDowladdaGurmadHayadahaPostPuntlandshaqeeya
Previous Post

Intense Preventing Breaks Out in Aboorey Village, Central Somalia

Next Post

Dagaal Xoogan oo ka dhacay Tuulada Aboorey ee Gobolka Hiiraan

admin

admin

Related Posts

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
Latest News

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

by admin
May 8, 2025
Next Post

Dagaal Xoogan oo ka dhacay Tuulada Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somaliland oo beenisay in ay diyaar u tahay wada-hadal ku saabsan midnimada dalka – Puntland Submit

Somaliland oo beenisay in ay diyaar u tahay wada-hadal ku saabsan midnimada dalka – Puntland Submit

September 25, 2023
Akhriso: Jadwalka doorashada maamulka Jubbaland oo la shaaciyay

Akhriso: Jadwalka doorashada maamulka Jubbaland oo la shaaciyay

November 17, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 
  • Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.