• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Safiirka Israa’iil U Jooga Itoobiya oo Laga Saaray Kulan Lagu Xusuusanayay Xasuuqii Ruwaanda – Puntland Put up

admin by admin
April 8, 2025
in Latest News
0
Safiirka Israa’iil U Jooga Itoobiya oo Laga Saaray Kulan Lagu Xusuusanayay Xasuuqii Ruwaanda – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya Avraham Neguise ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka socotay munaasabad lagu xusayay xasuuqii Ruwada ee 1994kii.

Addis Ababa  (Wararka PP) — Safiirka Israa’iil u  fadhiya Itoobiya Avraham Neguise, ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka socotay munaasabad lagu xusayay xasuuqii Ruwada ee 1994kii. Wasaaradda Arrimmaha Dibedda ee Israa’iil ayaa sheegtay in Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Yuusuf uu ka hor yimid in safiirka Israa’iil ka qeybgalo xuska lagu xusuusanay xasuuqii isir suulinta ahaa ee ka dhacay Ruwanda 1994kii. Ma aha markii kowaad oo safiir ka socda Israa’iil bathroom diiday inuu goobjoog ka ahaado  munaasabad ka dhacaysa xarunta Nelson Mandela ee Midowga Afrika ku taalla Addis Ababa.

Xubnaha Ururka Midowga Afirka waxay isku raacsan yihiin xal laba dal oo u oggolanaaya Falastiin inay dal noqoto.

“Israa’iil waxay Gaza ku xasuuqday in ka badan 60,000 oo Falastiiniyiin ah. Waa wax yaab leh in Safiirka Israa’iil isku dayay inuu ka soo qeybgalo munaasabad lagu xusuusanayay dadkii lagu laayay xasuuqii Ruwaanda 31 sano kaor, maanta oo Israa’iil ay waado xasuuqa dadka reer Falastiin” ayuu yiri diblomaasi Afrikaan ah oo goobta joogay.

Inkastoo ay Israa’iil xiriir diblomaasiyadeed la leedahay dhowr dal oo qaaradda Afrika ka tirsan, hase ahaatee marnaba kuma kuu guuleysanin inay dib u soo hesho martabaddii goobjoogenimada ay ku lahayd Midowga Afrika oo la joojiyay 2023kii.  Xubnaha Ururka Midowga Afrika waxay isku raacsan yihiin xal laba dal oo u oggolanaaya Falastiin inay dal noqoto halka Isra’iil iyo dalalka taageera gumeysigeeda iyo dhulballaarsigeeda ay taageeraan in dadka Falastiin aysan yeelanin dal u gaar ah.

 © Puntland Put up, 2025

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 





Source_link

Tags: IsraaiilItoobiyajoogakulanlagalaguPostPuntlandRuwaandasaaraySafiirkaXasuuqiiXusuusanayay
Previous Post

SNA, Native Forces Drive Out Al-Shabaab Militants from Aboorey in Main Operation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Xisbiga Himilo Qaran oo Soo Dhoweeyay Bayaanka Saaxiibada Caalamka

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Next Post
Xisbiga Himilo Qaran oo Soo Dhoweeyay Bayaanka Saaxiibada Caalamka

Xisbiga Himilo Qaran oo Soo Dhoweeyay Bayaanka Saaxiibada Caalamka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka cusub ee Turkiga

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay safiirka cusub ee Turkiga

March 27, 2024
Somalia’s Protection Minister Indicators Tripartite Settlement in New York – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Protection Minister Indicators Tripartite Settlement in New York – Somali Nationwide Information Company

December 13, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.