• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Shiikh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo so dhaweeyay gogoshii Wadatashi ee Madaxweyne Xasan Shiikh – Puntland Publish

admin by admin
March 30, 2025
in Latest News
0
Shiikh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo so dhaweeyay gogoshii Wadatashi ee Madaxweyne Xasan Shiikh – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Shiikh Ahmed, Ra’iisul Wasaarihii hore dalka Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo Warmurtiyeed wadajir ah soo saaray ayaa soo dhaweeyay gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Shiikh ugu baaqay hoggaamiyaasha siyaasadda iyo kuwa bulshada ee dalka.

“Waxaan soo dhaweyneynaa gogosha wadatashi ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, waxaana u aragnaa in ay tahay tillaab dhanka wanaagsan lavatory qaaday. Halista Argagaxisada iyo duufaanta is-beddelka siyaasadeed ee dunida ka socota waxay nagu waajibinayaan isku tanaasul, xisaabtan caqli ku dhisan iyo waaqicinnimo, si lavatory badbaadiyo jiritaanka qarannimadeena.”

“Haddaba, si ay gogoshu u noqoto mid wax ku ool ah, natiijo mira dhal ahna u yeelato, looguna midoobo difaaca dalka iyo dagaalka argagixisada lagula jiro, waxaan dhowraynaa in faahfaahin dheeri ah laga helo, ajandaha, waqtiga iyo ka soo qaybgalayaasha aan looga maarmin ka mira dhalinta gogosha” ayay Warmurtiyeedkooda ku sheegeen Madaxweyne hore Shariif Shiikh Ahmed, Ra’iisul Wasaare hore, Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Hadalkooda ayaa yimid kaddib markii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo xalay jeediyay khudbadda munaasabadda Ciidul Fitriga uu ku dhawaaqay in uu gogol u fidinayo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda iyo kuwa Bulshada, si ay qeyb uga noqdaan dadaalka dowladdiisa ee ku jihaysan ciribtirka mileeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab.

PUNTLAND POST

You might also like

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 





Source_link

Tags: CabdiraxmaanCabdishakuurdhaweeyaygogoshiiiyoKhayreMadaxweynePostPuntlandShariifShiikhwadatashiXasan
Previous Post

Hirshabelle President Celebrates Eid with Troops on Center Shabelle Frontlines – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Not less than 10 mortar shells land in south Somalia’s Afgoye city 

admin

admin

Related Posts

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 11, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Next Post
Al-Shabaab militants assault military base in central Somalia’s Masagawa city 

Not less than 10 mortar shells land in south Somalia’s Afgoye city 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Cali Guudlaawe oo la kulmay wufuud ka kala socota DF iyo QM + Sawirro

October 29, 2023
Toogasho ka dhacday Qunsuliyadda Sweden ku leedahay Turkiga – Puntland Submit

Toogasho ka dhacday Qunsuliyadda Sweden ku leedahay Turkiga – Puntland Submit

August 2, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Civil Service Fee Launches Second Section of Coaching on Authorities Pay and Grading Coverage – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
  • U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.