• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 15, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

DF oo lagu warejiyay Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka iyo agab Ciidan

admin by admin
March 28, 2025
in Latest News
0
DF oo lagu warejiyay Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka iyo agab Ciidan
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO [SMN] – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka guddoontay Midowga Afrika gaadiidka gaashaaman ee dagaalka iyo agab ciidan, kuwaas oo muhiim u ah xoojinta dagaalka Khawaarijta, sugidda amniga iyo xasilloonida Gobolka oo door muuqda ay ku leeyihiin Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.

 

Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya, ahna Ergeyga Joogtada ee Midowga Afrika, Danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa, ayaa gaadiidkaan iyo agabkaan magaalada Douala ee Dalka Cameroon uga guddoomay koox ka socotay saldhig qaaradeedka saadka ee Midowga Afrika ee magaceeda lavatory soo gaabiyo (CLB).

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay mahadnaq iyo bogaadin u diraysaa Midowga Afrika oo la garab taagan taageero joogto ah, taasi oo xoojinaysa amniga gobolka, la dagaalanka argagaxisada, xaqiijinta hiigsi-wadaagga loogu saldhigayo xasillooni waarta oo ka taabagasha guud ahaan Qaaradda Afrika.



Source_link

You might also like

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Tags: agabciidandagaalkagaadiidkaGaashaamaniyolaguwarejiyay
Previous Post

Somalia’s president meets his Turkish counterpart in Ankara 

Next Post

Former Kenyan PM Engages in Fruitful Talks with President Kiir, Hints at Doable Decision to South Sudan Battle – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 

by admin
May 15, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit

by admin
May 15, 2025
Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 14, 2025
Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister
Latest News

Corruption-Tainted Director Normal of Atmosphere Ministry Sacked by Somali Prime Minister

by admin
May 14, 2025
Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 
Latest News

Somalia president types coalition bloc, eyes third time period amid vote row 

by admin
May 14, 2025
Next Post
Former Kenyan PM Engages in Fruitful Talks with President Kiir, Hints at Doable Decision to South Sudan Battle – Somali Nationwide Information Company

Former Kenyan PM Engages in Fruitful Talks with President Kiir, Hints at Doable Decision to South Sudan Battle – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Taliska Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay khasaaraha qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho – Puntland Publish

Taliska Booliska Soomaaliya oo ka warbixiyay khasaaraha qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho – Puntland Publish

July 15, 2024
US reaffirms its solidarity with Somalia to protects its sovereignty

US reaffirms its solidarity with Somalia to protects its sovereignty

February 1, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s Puntland chief decries president’s new occasion as menace to federal integrity 
  • Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin ku eedaysan kufsi ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Submit
  • Prime Minister Hamza Chairs TPSS Fund Committee, Approves New Well being Tasks in Liberated Areas – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.