• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 11, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Marxuumkii labaad ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo todobaad gudihiis ah lagu dilay Garoowe – Puntland Publish

admin by admin
March 26, 2025
in Latest News
0
Marxuumkii labaad ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo todobaad gudihiis ah lagu dilay Garoowe – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wiil da’diisa lagu sheegay 18 sanno jir ah oo ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed, kaasi oo ka shaqaysan jiray dhaqidda baabuurta ayaa saaka lagu dilay magaalada Garoowe.

Askari ka tirsan Ilaalada Lodge Taleex ee magaalada Garoowe ayaa toogtay Mustafe Manuur oo baabuur Leyla-Calaawi ah ku dhaqayay bannaanka hore ee Hotelka, waxaana goobta laga qaaday meydka marxuumkaasi oo rasaas badan jirkiisa ka muuqato, sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal.

“Nin ka tirsan ilaalada Lodge Taleex oo hubaysan ayaa marxuumka qori ku qabtay waxaana uu ku amaray in uu joojiyo dhaqidda baabuurka haddana wuxu markiiba ku furay tacshiirad waxaana meesha laga soo qaaday meydkiisa oo ay rasaas badan ka muuqato” ayuu yiri ku warbixiyay goob-jooge ku sugnaa iridda Lodge Taleex markii dilkaasi dhacayay.

Waa marxuumkii labaad ee ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo mudda todobaad gudihiis ah lagu dilay magaalada Garoowe waxaa ka horreeyay marxuum Cabdimaalik Xuseen oo lagu dilay goob Tima-jare ah islamarkaana aan weli la soo qaban eedaysanihii dilkaasi geystay.

PUNTLAND POST

You might also like

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish





Source_link

Tags: dilayGalbeedGaroowegudihiisjeedaKoonfurlabaadlaguMarxuumkiiPostPuntlandsootodobaad
Previous Post

President Hassan receives solidarity message from his Egyptian counterpart – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Al-Shabaab captures Masajid Ali Gadud city in Somalia’s Center Shabelle area 

admin

admin

Related Posts

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

by admin
May 11, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 

by admin
May 11, 2025
Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish
Latest News

Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Second Deputy PM Leads Nationwide Process Pressure in Assessing Flood Harm in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 10, 2025
Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction
Latest News

Heavy Rains Kill Over 10 in Mogadishu, Triggering Floods and Widespread Destruction

by admin
May 10, 2025
Next Post
Al-Shabaab captures Masajid Ali Gadud city in Somalia’s Center Shabelle area 

Al-Shabaab captures Masajid Ali Gadud city in Somalia’s Center Shabelle area 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

President Hassan Sheikh Embarks on Working Go to to Eritrea – Somali Nationwide Information Company

President Hassan Sheikh Embarks on Working Go to to Eritrea – Somali Nationwide Information Company

October 9, 2024
Taliye Gacayte oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray shil gaari – Puntland Submit

Taliye Gacayte oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray shil gaari – Puntland Submit

August 20, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo
  • U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
  • Xukmane ku eedaysan argagixiso oo horay xabsi uga baxsaday oo dib lavatory qabtay – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.