• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Muxuu Madaxweyne Deni Ka Baran Karaa Hoggaamintii Cabdullaahi Yuusuf? – Puntland Submit

admin by admin
March 15, 2025
in Latest News
0
Muxuu Madaxweyne Deni Ka Baran Karaa Hoggaamintii Cabdullaahi Yuusuf? – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweyne Deni waa inuu xasuusnaado halkudhigga asaaska u ah nolosha siyaasadda: nolosha siyaasadeed waxay ku dhammaataa guuldarro.

Garoowe (Faallo PP) — Hal sano ayaa u dhammaaday muddo xileedkiisa labaad. Muddo xileedkiisii kowaad wuxuu la kulmay cadaadisyo siyaasadeed kaga imanayay labadii xukuumadood isku xigay ee dowladda federaalka (2017-2022 iyo 2022- ilaa hadda) iyo dagaallo (dagaalkii Laascaaood ee 2023, iyo dagaalka 2025 ee Daacish). Wuu og yahay in awoodda siyaasadeed tahay ku meelgaar.

Maamullo federaal ayaa ka faa’iiday hirgelintii wajigii kowaad ee federaalka (Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Jubalad, iyo Banaadir). Punland siyaasad ahaan waxay ahayd qeybshe, hase ahaatee waxay noqotay qade. Maahmaahdii reer Mudug “Qeybshe qad ama …”

Guuldarradii uu Deni kala kulmay doorashadii 2022kii waxay indhihiisa u soo jeedisay ka shaqaynta danaha Puntland. Isku daygiisii inuu dardergeliyo samaynta xisbiyo wuu ku guuleystay hase ahaatee wuxuu Puntland geliyay halis dagaal. Ka hor inta aysan odayaasha SSCK bishii Diseembar 2023kii soo jeedanin in habkii 66 lagu soo doorto madaxweyne Puntland doorashadii dhacday 2024kii, cabsi weyn ayaa jirtay in colaad ka qarxi doontay Garoowe. Dad badan ayaa magaalada ka qaxay. Madaxweyne Deni wuu aqbalay soo jeedintii odayaasha SSCK isagoo aysan u muuqanin halista colaadeed dul heehaabaysay Puntland. Ciidammo beeleedyo iyo hay’ado amni oo ka madaxbannaan marna la laalloomayay maamulkiisa ayaa ka jiray Puntland.

Waxaa fiicnaan lahayd in Madaxweyne Deni wax ka barto habkii marxuum Cabdullaahi Yuusuf u maareyn jiray loollammada siyaasadeed u nugleyn karay Puntland burbur. Waxyaabaha Madaxweyne Deni lagu eedeeyo waxaa ka mid ah inuu u arko xisbiyada siyaasadda Puntland aalado siyaasadeed. Awoodda siyaasadeed gacanta ugu wada jirta iyo madaxbannaani la’aanta hantidhowrka Puntland ayaa sababaya in saamileyda siyaasadda Puntland qaarkood ay fikraddaas ka qabaan maamulka Deni.

Marxuum Cabdullaahi Yuusuf wuxuu dhisay isbahaysiyo siyaasadeed isu tanaasulid u arkayay wadashaqayn.

Sidee Deni u dhowri karaa guulaha maamulkiisu ka gaaray la dagaallanka Daacish? Daacish waxay ka faa’iidaysatay habacsanaanta maamullo isku xigay ee Puntland iyo loollanka hay’adaha amniga oo qaarkood ka madaxbannaanaa maamulka Puntland. Sababo waa suurtaggal inay jiraan. Lacagaha ka soo xerooda shatiyada kalluumeysiga uu maamulka Puntland bixiyo ma aha kuwo ku soo xerooda qasnadda maamulka. Jeebabka siyaasiyiin ayay lacagahaasi ku dhacaan. Dib u dhac weyn ayaa ka jira degmooyinka ku yaalla xeebaha Puntland oo ka qatan lacagaha ka soo xerooda shatiyada kalluumeysiga. Taas waxaa dheer, in Guddiga Maamulka Maaliyadda uu faray Puntland inay habkeeda bixinta shatiyada kalluumeysiga waafajiso habka ay raacaan maamullada kale ee xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Arriimmaha Gudaha ee Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), oo mar u qareema hab bathroom fasirto in Waqooyi iyo Koonfur bathroom wada hadlo, habka bathroom yaqaanno Konfederaal (confederal system), wuxuu  2019kii sheegay in Punrland tahay ‘Federaal Ka Horreyn’ (pre-federal) markii maamulkii Madaxweyne Farmaajo isku dayay inuu Puntland ku cadaadiyo in manhajka Puntland la mid noqdo kan dowladda federaalku dejisay. Puntland ayaa 2012kii go’aamisay sida hadda Soomaali wax loogu qeybiyo iyo in Somaliland si gaar ah wax bathroom siiyo oo loola dhaqmo sida dal gaar ah. Deni 2023kii wuxuu soo jeediyay in Somaliland si dhab ah uga mid noqoto Golaha Wadatashiga Qaranka, inta taas ay dhacaysana Puntland ay bannaanka ka taagnaanayso ka qeybgalka shirarka ay Madaxtooyada Soomaaliya u abaabusho dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya. Hadalkaas wuu buriyay Deni sanadki hore markuu ku eedeeyay Villa Somalia inay fogeynayso Somaliland.

Dhowaan dowladda federaalka Soomaliya waxay qaadatay go’aan ah inaysan maamulka Somaliland wadahadal la gelaynin inta uu sheeganayo inuu dal madaxbannaan yahay. Madaxweyne Deni miyuu mowqifkaas u arkaa mid lagu fogeynayo maamulka Somaliland?  Siyaasiyiinta ka horjeeda Deni waxay ku eedeeyeen isaga inuu burburiyay xiriirkii Puntland iyo Jubaland ka dhexeeyey kaddib markuu ku tilmaamay Ra’iisal Wasaare Xamse “xoghayn”. Mabdi’ii hoos ka soo dhisidda (bottom-up) oo sal u ahaa dhisidda Puntland wuxuu ku salaysnaa samaynta isbahaysi siyaasadeed oo iska kaashan kara dib u  dhisidda qarannimada Soomaaliya. Approach fiicnaan lahayd in Madaxweyne Deni dib u eego mabda’aas isagoo aan illoobayn halkudhigga asaaska u ah nolosha siyaasadda: nolosha siyaasadeed waxay ku dhammaataa guuldarro.

© Puntland Submit, 2025





Source_link

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Tags: BaranCabdullaahiDeniHoggaamintiiKaraaMadaxweyneMuxuuPostPuntlandYuusuf
Previous Post

Media Council of Somalia Warmly Obtained in Dhusomareeb for Journalism Workshop – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Israel approaches Somalia to resettle Gazans 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia’s president attends joint EAC-SADC summit on addressing DRC battle

Israel approaches Somalia to resettle Gazans 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia: Preventing in Las Anod, Sool Area, more likely to proceed by Might /replace 4

Somalia: Preventing in Las Anod, Sool Area, more likely to proceed by Might /replace 4

June 11, 2023
Somalia’s president says will solely discuss to Ethiopia as soon as Addis Ababa retracts MoU with Somaliland

Somalia’s president says will solely discuss to Ethiopia as soon as Addis Ababa retracts MoU with Somaliland

February 9, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.