• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, May 26, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiir Cali Xoosh oo Madaxweyne Deni ku tilmaamay Keligii-taliye aan wax dabraa jirin oo colaad hurinaya – Puntland Publish

admin by admin
March 11, 2025
in Latest News
0
Wasiir Cali Xoosh oo Madaxweyne Deni ku tilmaamay Keligii-taliye aan wax dabraa jirin oo colaad hurinaya – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ka soo jeeda Puntland ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Siciid Deni in uu yahay keligii-talis aysan jirin wax dabraa islamarkaana uu hurinayo colaad hubaysan.

“Haddii ay xilkasnimo masuuliyadeed jiri lahayd khatarta Daacish maanta heerkaas inaguma gaarteen, qiimahaas sareeyana inagagama baxdeen. Difaaca khatartii la dayacey toddobadii sano ee la soo dhaafey, reer Puntland waxay ku bixiyeen qiime aad u sareeya ciidan iyo shacabba, iyadoo weli lagu guddo jiro halgankii, waxaa foolxumo ah in MW Deni libintii halganka keli iskaga dhigo iskuna xardho taalooyin iyo munaasabaddo 
lagu amaanayo.”

“Waxaa kale oo wax la yaable ah in doorkii Garsoorka uu meesha ka saarey, isago oo si shaqsi ah meel fagaare ah uga go’aamiyey qofka danbiilaha ah iyo kan aan danbiilaha aheyn” ayuu yiri wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Xoosh oo bayaan soo saaray.

“Waa u caqli darro in uu marlabaad ku goodiyo hurinta colaad hor leh iyadoo boogihii hore iyo dhibkuu geystay ay weli damqanayaan, wuxuuna guulo u arkey khaladaadkiisi hore ee boobka iyo dhiig daadinta ahaa kuwaas oo dhaxal siiyey dhaqamadda keligitlisnimadda aan wax dabraa jirin” ayuu sii raaciyay bayaanka Cali Xoosh.

PUNTLAND POST

You might also like

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu





Source_link

Tags: aanCalicolaaddabraaDenihurinayajirinKeligiitaliyeMadaxweynePostPuntlandtilmaamayWasiirwaxXoosh
Previous Post

Prime Minister Hamza Launches Nationwide Quran Recitation Competitors – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somali President on a working go to to the UAE amid warfare at dwelling

admin

admin

Related Posts

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
Latest News

Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up

by admin
May 25, 2025
Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Next Post
Somali President on a working go to to the UAE amid warfare at dwelling

Somali President on a working go to to the UAE amid warfare at dwelling

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

The Somali Authorities Enforces Pre-1991 Land Legislation to Reclaim Properties – Puntland Put up

The Somali Authorities Enforces Pre-1991 Land Legislation to Reclaim Properties – Puntland Put up

November 2, 2024
Somalia’s PM takes motion to thwart no-confidence vote in parliament 

Somalia’s PM takes motion to thwart no-confidence vote in parliament 

October 23, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Lack of Transparency Plagues Puntland State of Somalia – Puntland Put up
  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.