• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo warbixin ka soo saaray saddex nin oo ku eedaysan taageero-siin argagixiso – Puntland Publish

admin by admin
March 5, 2025
in Latest News
0
Ciidanka Booliska Puntland oo warbixin ka soo saaray saddex nin oo ku eedaysan taageero-siin argagixiso – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidanka Booliska Puntland oo warbixin soo saaray ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen saddex eedaysane oo bathroom haysto falal la xiriira mooral-gelin iyo taageero ay u muujiyeem kooxaha Argagixisada ah.

Saddexda eedaysane oo magacyadoodu yihiin macallin Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad (Cabdiqaadir Dheere), Caamir Cabdi Muuse Cabdi iyo Fahad Maxamed Abshir ayuu Booliska Puntland ku soo eedeeyay mooral-gelin iyo taageero-siin ay u muujiyeen kooxaha Argagixisada ah ee Daacish iyo Al-shabaab.

“Eedeysanayaashan ayaa lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin moral-gelin iyo taageero siinta kooxaha khawaarijta ah. Booliska Puntland ayaa xaqiijiyay in eedeysanayaashu hadda ku jiraan gacanta ciidamada amniga, halkaas oo lagu wado baaritaanno dheeraad ah” ayaa lagu yiri warbixinta uu soo saaray Ciidanka Booliska Puntland.

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan saddexdani eedaysane waxayna bulshada uga digeen faafinta warar aan munaasib ahayn oo la xiriira kiiskan, iyagoo xusay in baraha bulshada looga baahanyahay in bathroom adeegsado si mas’uuliyad leh.

“Booliska Puntland waxay ku boorinayaan bulshada inay ka fogaato faafinta warar aan munaasib ahayn oo la xiriira kiiskan, iyagoo xusay in baraha bulshada looga baahanyahay in bathroom adeegsado si mas’uuliyad leh” ayuu sii raaciyay Taliska Ciidanka Booliska dowladda Puntland oo bulshada uga digayay marin-habaabinta kiiska saddexdaasi eedaysane.

Sida Ciidanka Boolisku sheegay Eedeysanayaashu waxay wajihi doonaan sharciga, waxaana bathroom gudbin doonaa maxkamadaha awoodda u leh si ay uga jawaabaan eedeymaha bathroom haysto”Eedeysanayaashu waxay wajihi doonaan sharciga, waxaana bathroom gudbin doonaa maxkamadaha awoodda u leh si ay uga jawaabaan eedeymaha bathroom haysto.”

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: argagixisoBooliskaciidankaeedaysanninPostPuntlandsaaraysaddexsootaageerosiinwarbixin
Previous Post

Puntland Safety Forces conduct operation towards ISIS remnants in Bari area – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

Mareykanka oo ka Digay Wareero Ku Soo Wajahan Muqdisho

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Ramadan Quick In Somalia: Some in dry Somalia break Ramadan quick with little however water

Ramadan Quick In Somalia: Some in dry Somalia break Ramadan quick with little however water

May 26, 2023
Somalia and Türkiye Signal Landmark Protection Cooperation Settlement to Strengthen Bilateral Ties – Somali Nationwide Information Company

Somalia and Türkiye Signal Landmark Protection Cooperation Settlement to Strengthen Bilateral Ties – Somali Nationwide Information Company

October 28, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.