• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 13, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan – Puntland Submit

admin by admin
February 24, 2025
in Latest News
0
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Cutubyo aad u qalabaysan oo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada ISIS ee Gaatir-oodan oo dhacda togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad.

Ciidamada difaaca Puntland oo Aroornimadii hore ee Saaka bilaabay hawlgal qorshaysan ayaa dhawr jiho kaga dhaqaaqay degaanka Gaatir-oodan waxaana ay ugu horrayn gacanta ku dhigeen difaacii adkaa ee Curaar oo laga ilaalin jiray Gaatir taasi oo fududaysay in ay ugu danbayn si buuxda ula wareegaan degaankaaasi Gaatir-oodan.

Ciidamada oo weli baaris amni ku wada difaacyadii Curaar iyo Taliska Gaatir-oodan  ayaa halkaasi ka helay mootooyin iyo gaadiid burbursan oo la rumaysan yahay in ay naafaysay duqeyntii dhawaanahan ku socotay dagaallamayaasha kooxda ISIS sida ay sheegayaan wararka laga helayo saraakiisha ciidamada Puntland.

Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoon yahay ayaa tilmaamaya in dagaallamayaasha Argagixisada ISIS aysan ku dagaallamin difaacyadii Curaar iyo Taliska Gaatir-oodan, taasi oo muujinaysa in uu dhammaad yahay wejiga labaad ee Hawlgalka Cirib-tirka kooxda Daacish islamarkaana hadda wixii ka danbeeya bathroom gudbayo Sifaynta Firxadkooda.

PUNTLAND POST

You might also like

Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

Jubaland chief declares Somalia’s federal council defunct, urges nationwide dialogue 





Source_link

Tags: ArgagixisadabuuxdaCiidamadaDaacishdifaacaGaatiroodanmaantaPostPuntlandTaliskiiulawareegay
Previous Post

PM Hamza receives a delegation from the Sultanate of Oman in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s PM accuses Jubaland chief of colluding with Al-Shabaab

admin

admin

Related Posts

Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 13, 2025
Latest News

Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]

by admin
May 13, 2025
Somalia’s govt slams Jubaland chief over appointment of election crew 
Latest News

Jubaland chief declares Somalia’s federal council defunct, urges nationwide dialogue 

by admin
May 12, 2025
Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish
Latest News

Non secular Chief and MP Condemn Desecration of Somaliland Administration Flag – Puntland Publish

by admin
May 12, 2025
Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia, Worldwide Monetary Establishments Open Excessive-Degree Financial Talks in Nairobi – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 12, 2025
Next Post
Somalia’s PM accuses Jubaland chief of colluding with Al-Shabaab

Somalia’s PM accuses Jubaland chief of colluding with Al-Shabaab

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

The Farcical Nature of the One Individual, One Vote Plan in Somalia – Puntland Publish

The Farcical Nature of the One Individual, One Vote Plan in Somalia – Puntland Publish

November 20, 2024
Ciidamada Puntland oo maanta ajaanib Daacish ah ku dilay buuraha Calmiskaad – Puntland Submit

Ciidamada Puntland oo maanta ajaanib Daacish ah ku dilay buuraha Calmiskaad – Puntland Submit

January 20, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Hearth Contained at Mogadishu’s Bakara Market Following Swift Emergency Response – Somali Nationwide Information Company
  • Fahfaahin ku saabsan gaadiid lagu afduubey gobolka Shabeellaha Dhexe [Wareysi]
  • Jubaland chief declares Somalia’s federal council defunct, urges nationwide dialogue 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.