• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, May 9, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Maxay Kooxdii “Bidixda” ee SSDF U Taagnayd? – Puntland Put up

admin by admin
February 20, 2025
in Latest News
0
Maxay Kooxdii “Bidixda” ee SSDF U Taagnayd? – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ururkii SSDF mabda’ ahaan wuu ka soo horjeeday shuuciyadda iyo wixii lavatory bixiyay hantiwadaagga cilmiga ku dhisan oo uu kacaankii Soomaaliya ku salaysnaa.

Garoowe (Faallo PP) — Ururkii SSDF (Somali Salvation Democratic Entrance) xubnihiisii hore waxay siyaabo kala duduwan u soo bandhigeen isbeddeladii ay goobjoogga u  ahaayeen sanadihii 1978kii ilaa 1985kii. Wixii ka dambeeyay 1985kii, oo ahaa sanadkii Itoobiya xabsiga u taxaabtay Cabdullaahi Yuusuf, guddoomiyihii SSDF, taariikhda ururka wax badan lagama oga. Xubno badan oo ururkaas ka mid ahaa ayaa dib ugu soo noqday Soomaaliya kaddib 1983kii.

Dhowaan Cabdi Faarac Siiciid (Juxaa), Wasiirka Arrimmaha Gudaha ee Puntland, ayaa waraystay Maxamed C. Xasan (Alto) oo ka mid ahaa ururkii SSDF. Juxaa, oo hore u qoray buug ku saabsan waayihiihiisii SSDF, wuxuu siiyay Alto fursad uu xusuustiisa iyo aragtidiisa ku soo gudbiyay. Xusuustu waxay ku saabsan tahay wixii dhacay; aragtidu waxay ku saabsan tahay fasiraadda laga bixiyo sababihii waxaas u dhacay.  

Waa waraysiga ugu xiisaha badnaa oo xubin SSDF ahaa lala yeeshay. Maxamed Alto wuxuu ku dooday in Cabdullaahi Yuusuf uu  bixiyay amarkii  Itoobiyaanku xabsiga ugu taxaabeen isaga. Wuxuu ku dooday inuu ka mid ahaa koox ahayd “Bidix.” Juxaa ma su’aalin Alto macnaha Bidixda. SSDF cidaamaddeedu waxay markaas ka soo jeedeen hal beel. “Bidixdu” waxay ahayd koox aamminsanayd hantiwadaagga. Waxaa ka mid ahaa Cabdiraxmaan Caydiid, Cumar Salaad, Iikar Xaaji Maxamed Xuseen, Cabdi Maxamuud Aamiin iyo xubno kale oo ka mid ahaa Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS).  Xubnahan waxay rumeysnaayeen in sida keliya ay Itoobiya ugu dhowaan karaan awooddana kula tartami karaan Cabdullaahi Yuusuf ahayd inay sii haystaan mabda’a hantiwadaagga. In Mengistu Hailse Mariam, hoggaamiyihii Itoobiya ee waqtigaas, uu iyaga mabda’a ahaan ula jiri doono ayay aamminsayeen.  Loollankaas wuxuu Cabdullaahi Yuusuf kaga jawaabay tallaabooyin uu ku yaraynayay saameynta kooxdii isu tiqiin “Bidixda”. 

“Bidixdu” waxay aad mar ugu dhoweyd taliskii Siyaad Barre oo ay la soo shaqeeyeen. Dhowr toddobaad ka hor 1977kii  intii Soomaaliya aysan xiriirka u jarin dalkii la oran jiray Midowga Soofiyeeti, Cumar Salaad Cilmi, oo mar ahaa Guddoomiyaha Abaabulka ee Golaha Dhexe ee XHKS, ayaa maqaal ku qoray wargeyskii Halgan oo ahaa codkii Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed. Wuxuu Maqaalka ku xusayay 60 guuradii Kacaankii Ruushka ee 1917kii. Wuxuu ka qeybgalay xaflad sanadguurada kacaankii uu Lenin hoggaaminayay lagu maamuusayay.

Cumar Salaad markuu qoray maqaalkan muu ogeyn in Soomaaliya go’aansatay in xiriirka ay u jarto Midowgii Soofiyeeti 1977kii. Cumar wuxuu ku biiray SSDF billowgii siddeetamaadkii.

Markii Alto xabsiga laga soo daayay waxaa lavatory sheegay in Cabdullaahi Yuusuf uu diiday bixinta lacag uu Itoobiya kaga safri lahaa. Si kastaba ha ahaato, Alto tagay Cadan oo caasimaad u ahayd dalkii lavatory yiqiin Yementa Koonfureed.

Alto wuxuu sheegay in SSDF soo weerartay Buuhoodle iyo magaalooyin kale. Koodxda “Bidixdu” waxay aamminsanaayeen in dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah la iskaga dhicin karo ciidammadii Soomaaliya halka Cabduulaahi Yuusuf aamminsahaa in dagaalku u dhexeeyo labo dal. Waaya-aragnimadisii dagaalkii 1964kii iyo 1977kii ayaa saameyn ku lahayd sida uu arkayay hawlgallada SSDF.  Cabdullaahi Yuusuf inuu Itoobiya ku soo sirmay ayaa u muuqatay  markii uu ogaaday in shuuciyadda Itoobiya ka jirtay iyo shuuciyad-diidka uu caanka ku ahaa ay iska hor imanayeen.

SSDF wuxuu ahaa urur ku dhex burburay loollankii Geeska Afrika ku dhexmaray Bariga (oo xulafadii Warsaw hoostagayay) iyo Galbeedka (oo isbahaysiga NATO ku tiirsanaa). Soomaaliya waxay u janjeertay Galbeedka. Mabda’ ahaan ururkii SSDF wuxuu ahaa urur ka horjeeda shuuciyadda hase ahaatee taageero u doontay dal talis shuuci ahaa uu ka talinayay.    

Ilaa hadda la isma su’aalin cidda SSDF (oo mar SODAF ahayd) u soo sahmisay in Itoobiya noqoto meel ay saldhig ururku ka samaysan karo. 1984kii ciidammada Itoobiya ayaa weeraray xero ay ciidammada SSDF kaga sugnaayeen meel ka mid ah dhulka Soomaali Galbeed, oo hadda lavatory yaqaanno Dowlad-deegaanka Soomaalida. Isku dhicii mabdi’ii SSDF oo lidka ku ahaa shucuuyiadda iyo mabdi’ii taliskii Dergiga ee Itoobiya oo shuuciyad ku salaysnaa ayaa sababay burburkii SSDF. Labadaas mabda’ waxay u kala taagnaayeen waa la yaqaannaa, hase ahaatee kooxdii isu bixisay “Bidixda” ka mid ahayd SSDF mabda’a ay u taagnayd lama yaqaanno.

© Puntland Put up, 2025





Source_link

You might also like

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

Tags: BidixdakooxdiiMaxayPostPuntlandSSDFTaagnayd
Previous Post

Somalia’s Minister of Justice Meets UN Delegation to Strengthen Justice System and Rule of Legislation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s ex-PM denied diplomatic passport forward of South Africa journey 

admin

admin

Related Posts

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab
Latest News

Mareykanka oo ku bixinaya $10 milyan xog lagu soo qaban karo hogaamiye Al-Shabaab

by admin
May 8, 2025
Next Post
Somalia’s ex-PM denied diplomatic passport forward of South Africa journey 

Somalia’s ex-PM denied diplomatic passport forward of South Africa journey 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Listed below are the NYC Dates – NBC New York

Listed below are the NYC Dates – NBC New York

June 1, 2023
Taliyihii guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo oo Maanta si rasmi ah Xilkii isaga casilay – Puntland Put up

Taliyihii guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-khaatumo oo Maanta si rasmi ah Xilkii isaga casilay – Puntland Put up

April 28, 2025

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 
  • Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.