• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Wasiirk Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ku guuleystay Guddoomiyaha Midowga Afrika – Puntland Submit

admin by admin
February 15, 2025
in Latest News
0
Wasiirk Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ku guuleystay Guddoomiyaha Midowga Afrika – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Maxamuud Cali Yuusuf oo soo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti ilaa 2005-tii ayaa tartan adag kala kulmay Raila Odinga oo ah Ra’iisulwasaarihii hore ee Kenya, kaasi oo dowladdiisu ay si adag ugu ololeysay.

Ilaa lix wareeg oo codeyn ah oo dhexmartay Yuusuf, Odinga, iyo Richard Randriamandrato oo ka socday Madagascar ayaa ahaa mid qaatay ilaa toddobo wareeg. Musharraxa Madagascar ayaa tartanka ka haray ka dib wareeggii saddexaad.

Wareeggii lixaad ayaa kala reebta noqotay waxayna ku qasabtay in Odinga uu tartanka ka haro ka dib markii uu helay 22 cod halka uu Yuusuf helay 26 cod.

Iyadoo ay qassab tahay in qofka Guddoomiyaha Midowga Afrika noqonayo laga rabo in uu helo saddex meelood laba meel codadka guud ee dalalka Afrika ayaa Maxamuud Cali Yuusuf waxa uu kaligii u gudbay wareeggii toddobaad.

Dad badan ayaa saadaalinayay in Raila Odinga oo si weyn looga yaqaanno Afrika uu yahay musharraxa la filayay in ay guusha raaci karto, laakin falanqeeyeyaasha ayaa aaminsan in Yuusuf uu si hoos ku waday ololihiisa.

PUNTLAND POST

You might also like

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: AfrikaArrimahadibaddaGuddoomiyahaguuleystayJabuutiMidowgaPostPuntlandWasiirk
Previous Post

President Hassan Sheikh Attends thirty eighth African Union Summit in Addis Ababa – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Djibouti’s international minister elected to high African Union publish 

admin

admin

Related Posts

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
Latest News

U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 

by admin
May 10, 2025
Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Next Post
Djibouti’s international minister elected to high African Union publish 

Djibouti's international minister elected to high African Union publish 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ergeynimo ka qaaday Cabdirashiid Jilley

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilka ergeynimo ka qaaday Cabdirashiid Jilley

September 2, 2024
Guuleed oo struggle cusub kasoo saaray wadahadallada DFS iyo Somaliland

Guuleed oo struggle cusub kasoo saaray wadahadallada DFS iyo Somaliland

October 27, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • U.S. rejects African Union request to fund new peacekeeping mission in Somalia 
  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.