• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dagaal culus oo maalintii labaad Ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ku dhexmaraya togga Jeceel – Puntland Publish

admin by admin
February 5, 2025
in Latest News
0
Dagaal culus oo maalintii labaad Ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ku dhexmaraya togga Jeceel – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidamada difaaca Puntland oo sii wada hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar dhawr jiho ah ku qaaday degaannada ay weli kooxda Daacish kaga harsan yihiin togga Jeceel.

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku qalabaysan hubka culus ayaa saaka ilaa afar jiho ka weeraray mileeshiyaadka Daacish oo ku dhuumanaya dusha sare ee togga Jeceel, kaddib markii shalay ciidamadu ka qabsadeen difaacii adkaa ee Dharin.

Dhinaca kale, duqeymo diyaaradeed ayaa xalay laga maqlay dusha sare ee togga Jeceel oo ay ku dhuumanayaan dagaallamayaashii Daacish ee ka firxaday dagaalkii ugu adkaa ee shalay ka dhacay toggaasi, kaasi oo socday tan iyo fiidnimadii xalay, islamarkaana ciidamada dowladdu kula wareegeen dhammaan goobihii lagu dagaallamay.

Battle kooban oo ka soo baxay ciidamada difaaca Puntland, gaar ahaanna hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa lagu sheegay in duqeyntii xalay lagu dilay ilaa 15 xubnood oo ajaanib ah, balse lama xusin cidda fulisay.

PUNTLAND POST

You might also like

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 





Source_link

Tags: CiidamadaculusDaacishdagaaldhexmarayaiyoJeceelkooxdalabaadmaalintiiPostPuntlandtogga
Previous Post

Somalia, Egypt forge nearer ties by strengthening judicial cooperation – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Heavy combating rocks Badere city as Somalia’s military, Jubaland forces conflict

admin

admin

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company
Latest News

IGAD Launches Media Awards 2025 to Spotlight Local weather Motion Storytelling – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 8, 2025
Next Post
Heavy combating rocks Badere city as Somalia’s military, Jubaland forces conflict

Heavy combating rocks Badere city as Somalia’s military, Jubaland forces conflict

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

IGAD Government Secretary extends his congratulations on the independence day to Somalia – Somali Nationwide Information Company

IGAD Government Secretary extends his congratulations on the independence day to Somalia – Somali Nationwide Information Company

July 1, 2023
Assertion attributable to the Spokesperson for the Secretary-Basic – on Somalia

Assertion attributable to the Spokesperson for the Secretary-Basic – on Somalia

May 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
  • Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.