• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, May 22, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Deni oo si faahfaahsan uga warbixiyay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad – Puntland Put up

admin by admin
January 30, 2025
in Latest News
0
Madaxweyne Deni oo si faahfaahsan uga warbixiyay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad ku saabsan bandhiga wejiga labaad ee dagaalka Ciribtirka Argagixisada oo Boosaaso lagu qabtay ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dagaalka Ciidamada Puntland kula jiraan mileeshiyaadka Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka warbixinayay Hawlgalkaasi ayaa sheegay in Ciidamada Puntland si buuxda ugu guulaysteen wejigii kowaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee ka dhacay buuraha Calmiskaad, kaddib markii kooxda laga saaray godadkii iyo difaacyadii ugu adkaa ee buuraha, lana fashiliyay dhammaan isku dayo ay ku raadinayeen in ay ciidamada iska caabiyaan.

Madaxweyne Deni, oo ciidamada ku bogaadiyay Hawlgalkaasi ayaa sidoo kale sheegay in uu dhawaan bilaabanayo wejiga labaad ee dhammaystirka dagaalka, oo sida uu tilmaamay qaadan kara wakhti ka yar intii uu qaatay wejigii kowaad ee Hawlgalka Ciribtirka Daacish ee Calmiskaad.

“Waxaad ku kalsoonaataan Reer Puntland-now in Ciidamadeennu difaaca dalka iyo dadka ku filan yihiin, waxaa Puntland ka go’an wejiga labaad ee dagaalka in ay berri, dangerous iyo cirba kala dagaallanto Argagixisada, waxaan caddaynaynaa in dadkaasi noqdaan haddii aysan isa soo dhiibin wax la dilay, iyo wax maxaabiis dagaal noqda, cid danbe oo fursad la siinayo ma jirto” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Sidoo kale, shacabka Puntland ayuu ugu baaqay in ay sii xoojiyaan garab istaagga dowladda, islamarkaana adkeeyeen midnimada iyo wadajirka, waxaana uu Haweenka si gaar ah uga mahadceliyay garab istaaga Ciidamada, isagoo sheegay in ay kaalin weyn kaga jiraan Halganka Ciribtirka Argagixisada Daacish.

Halkaan ka daawo Khudbada oo dhan

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 





Source_link

Tags: ArgagixisadabuurahaCalmiskaadCiribtirkaDaacishDenifaahfaahsanHawlgalkaMadaxweynePostPuntlandugawarbixiyay
Previous Post

Somali Ambassador presents credentials to Tajikistan’s Deputy Overseas Minister – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia deputy PM brushes off parliamentary bid to oust authorities 

admin

admin

Related Posts

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 22, 2025
NISA oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Shirkadda Hormuud
Latest News

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA

by admin
May 22, 2025
Somalia pronounces candidacy for AU Peace and Safety Council 
Latest News

Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

by admin
May 22, 2025
Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

by admin
May 21, 2025
Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali FM Discusses Enhanced Bilateral Cooperation with Swedish Ambassador – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 21, 2025
Next Post
Somalia deputy PM brushes off parliamentary bid to oust authorities 

Somalia deputy PM brushes off parliamentary bid to oust authorities 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo diidma ka muujiyay guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada – Puntland Put up

Axmed Karaash oo taageeray in doorashada Puntland lagu galo 49 xildhibaan – Puntland Submit

December 31, 2023
Puntland President Faces Backlash for Prioritising Dollarisation Over Somali Shilling – Puntland Publish

Puntland President Faces Backlash for Prioritising Dollarisation Over Somali Shilling – Puntland Publish

October 6, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Nationwide Military Achieves Main Victory In opposition to Khawarij in Decrease Juba, Over 40 Militants Killed – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Chief in Operation, says NISA
  • Somalia’s president sparks outrage after remarks showing to justify kickbacks 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.