• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Sida Hindiya Uga Falcelisay Deepseek – Puntland Publish

admin by admin
January 30, 2025
in Latest News
0
Sida Hindiya Uga Falcelisay Deepseek – Puntland Publish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


OpenAI ayaa baaraysa in Deepseek heshay xogo ChatGPT u gaar ah.

Muqdisho (Wararka PP) —  Toddobaadkan shikrad Shiinaha laga leeyahay ayaa soo saartay Deepseek oo la tartamaya ChatGPT oo ku salaysan Garashada Sancaysan (Synthetic Intelligence) adeegsanaysa keyd qoraalleedyo ballaaran. Lacag aad ugu yar intii ku baxday tababbaristii ChatGPT ayaa ku baxsay Deepseek, oo dadka adeegsaday ay ku tilmaameen inuu la heer yahay ChatGPT. Nin Hindi ah ayaa ka faallooday sababta Hindiya u soo la’dahay wax la tartami kara tekonoolajiyada Maraykanka.

“Hindiya maskaxdeeda ayay kireysaa oo u samaysaa Maraykanka hanti maskaxeed (mental property) halka Shiinuhu dadkiisa dalkooda Shiinaha u sameeyaan hanti maskaxeed.” Wuxuu ka waday in saynisyahanno badan oo Hindi ah ay doortaan inay u shaqeeyaan shirkado Maraykan meeshii ay shirkado ku yaalla dalka Hindiya si toos ah uga faa’iido ay asaasi lahaayeen. 

Nin kale oo Twitter 9 ( hadda ah X) faallo ku qoray ayaa ku dooday “in Hindiya aysan lahayn habab garashada sancaysan ah oo  suuqa Hindiya bathroom xiray, laakiin Shiinuhu sidaas ma aha.“

Dhanka kale, shirkadda OpenAI oo leh ChatGPT ayaa baaraysa in koox xiriir la leh shirkadda Deepseek ee Shiinaha ay heleen xog u gaar ah OpenAI, sida lagu soo qaray mareegta wararka ee Bloomberg. Suuqyada saamiyada lagu kala iibsado gaar ahaan NASDAQ, oo ay shirkadaha teknoolajitadu u badan yihiin, ayaa hoos u dhacay. Shirkadda NVIDIA, oo soo saarta aalad shirkadaha ku tartamaya Garashada Sancaysan adeegsadaan, ayaa lumisay 1 tiriliyan oo doollar kaddib markii Deepseek soo badhigay sida uu ula tartami karo ChatGPT.

© Puntland Publish, 2025

You might also like

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media





Source_link

Tags: DeepseekFalcelisayHindiyaPostPuntlandSidauga
Previous Post

Overseas Minister Inspects Somali Embassy Renovation in Dar es Salaam – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s chief meets Tanzanian president 

admin

admin

Related Posts

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 25, 2025
NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia’s chief meets Tanzanian president 

Somalia’s chief meets Tanzanian president 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somali Cupboard endorses the Draft invoice of Unbiased Nationwide Electoral and Boundaries Fee – Somali Nationwide Information Company

Somali Cupboard endorses the Draft invoice of Unbiased Nationwide Electoral and Boundaries Fee – Somali Nationwide Information Company

July 20, 2024
Ruushka oo xaalad dagaal galay kadib hanjabaaddii kooxda Wagner – Puntland Submit

Ruushka oo xaalad dagaal galay kadib hanjabaaddii kooxda Wagner – Puntland Submit

June 24, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Police Commissioner Visits SoDMA to Strengthen Safety Coordination in Humanitarian Operations – Somali Nationwide Information Company
  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.