• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 10, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Waxaan go’aaminay in dhammaan xuduudaha Puntland aysan soo geli karin ajaanib aan sharciyad haysan – Puntland Submit

admin by admin
January 26, 2025
in Latest News
0
Waxaan go’aaminay in dhammaan xuduudaha Puntland aysan soo geli karin ajaanib aan sharciyad haysan – Puntland Submit
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Agaasime Maxamuud Xasan Maxamed

Wasaaradda Amniga Puntland oo tixraacaysa go’aannadii ku saabsanaa xakamaynta khatarta ajaanibta ee uu xalay soo saaray wasiirka Arrimaha gudaha, Cabdi Faarax Juxaa ayaa sheegtay in aysan gebi ahaanba xuduudaha Puntland soo geli karin ajaanib sharci la’aan ah.

Bayaan ka soo baxay wasaaradda Amniga Puntland oo uu warbaahinta u akhriyay Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, Maxamuud Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay in aysan dhammaan xuduudaha Puntland ka soo geli karin ajaanib sharci la’aan ah, islamarkaana tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid kasta oo aan u hoggaansamin go’aannadii soo baxay.

“Waxaan go’aaminay in dhammaan xuduudaha Puntland sida garoomada diyaaradaha, Kantaroollada iyo dekedaha midna aysan ka soo degi karin cid ama qof anjabi ah oo aan ogolaansho ka haysan wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland” ayuu yiri Agaasimaha wasaaradda Amniga Puntland Maxamuud Xasan Maxamed oo warbaahinta u akhriyay bayaankaasi.

Xukuumadda Puntland waxay sidoo kale amar ku siisay dhammaan cid kasta oo ay u shaqeeyaan ajaanib sida; shirkadaha Ganacsiga, Wershadaha, xarumaha Caafimaadka iyo goobaha Waxbarashada in ay mudda 72 saac gudahood ah ku soo diiwaan-geliyaan, si lavatory hubiyo cidda mas’uulka ka ah.

“Waxaa la faraya dhammaan cid kasta oo ajaanib dalka keentay ama soo gelisay sida; shirkadaha Ganacsiga, wershadaha, xarumaha Caafimaadka iyo xarumaha Waxbarashada in ay ku soo diiwaan-geliyaan mudda 72 saac gudahood ah, si lavatory xaqiijiyo Amnigooda iyo cidda mas’uuliyadooda qaadaysa” ayuu sii raaciya bayaanka wasaaradda Amniga Puntland.

Wasaaradda ayaa sidoo kale ku wargelisay dhammaan mas’uuliyiinta Hoteellada iyo goobaha la seexdo in ay mudda 24 saac gudahood ah dowlada soo ogaysiiyaan cid kasta oo ku soo biirtay, si lavatory xaqiijiyo cidda ay yihiin iyo meesha ay ka yimaadeen.

PUNTLAND POST

You might also like

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)





Source_link

Tags: aanajaanibaysanDhammaangeligoaaminayhaysankarinPostPuntlandsharciyadsooWaxaanxuduudaha
Previous Post

Second Deputy PM chairs Social Improvement Pillar assembly – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia: Civilians in Al-Shabaab territory must be handled as combatants, says official 

admin

admin

Related Posts

Puntland oo sheegtay in aysan gebi ahaanba aqoonsan doonin wax ka beddel kasta oo lagu sameeyo Dastuurka Soomaaliya – Puntland Submit
Latest News

Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish

by admin
May 10, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 9, 2025
MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)
Latest News

MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

by admin
May 9, 2025
Somalia’s govt disburses $16 million to Puntland regardless of political gridlock: minister 
Latest News

Somalia’s political divisions deepen as key states reject nationwide council final result 

by admin
May 9, 2025
Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up
Latest News

Booliska Gobolka Nugaal oo faahfaahin ka bixiyay hawlgal amni oo ka bilowday Garoowe – Puntland Put up

by admin
May 9, 2025
Next Post
Somalia: Civilians in Al-Shabaab territory must be handled as combatants, says official 

Somalia: Civilians in Al-Shabaab territory must be handled as combatants, says official 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Schrödinger to Current at Jefferies International Biopharma Convention | West Virginia Enterprise Information

Schrödinger to Current at Jefferies International Biopharma Convention | West Virginia Enterprise Information

May 26, 2023
Al-Shabaab destroys greatest market in Ceelasha-biyaha – Somali Nationwide Information Company

Al-Shabaab destroys greatest market in Ceelasha-biyaha – Somali Nationwide Information Company

August 25, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Ciidanka Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil caawa ka dhacay magaalada Garoowe – Puntland Publish
  • President Hassan Sheikh Mohamud Attends Funeral Prayer for Late Ugaas Abdullahi Ugaas Farah – Somali Nationwide Information Company
  • MAQAAL: Ku Xadgudubka Sharci ee Golaha Wadatashiga Qaranka (NCC)

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.