• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, May 24, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Puntland oo soo bandhigtay diyaarad Helicopter oo la shaqayn doonta Ciidamada ku jira Hawlgalka Ciribtirka Argagixidada – Puntland Put up

admin by admin
January 22, 2025
in Latest News
0
Dowladda Puntland oo soo bandhigtay diyaarad Helicopter oo la shaqayn doonta Ciidamada ku jira Hawlgalka Ciribtirka Argagixidada – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter)oo kusoo biirtay hawlgalada, taasi oo ay dowladdu ugu talagashay in ay la shaqeyso ciidamada.

Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ayaa sheegay in Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada oo uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Siciid Deni ay Galabta la wareegeen Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter)oo kusoo biirtay hawlgalada, taasi oo ay dowladdu ugu talagashay in ay la shaqeyso ciidamada.

“Guddiga taakuleynta iyo daryeelka dhaawacyada Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa galabta soo dhoweeyay oo la wareegay Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah (Helicopter)oo kusoo biirtay hawlgalada, taasi oo ay Dowladdu ugu talagashay in ay la shaqeyso ciidamada” ayaa lagu yiri Battle ka soo baxay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland.

Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in ay Diyaaradan fududeynayso wax walbo, oo ay u baahdaan Ciidamada Puntland ee ku jira Hawlgalka Ciribtirka Kooxaha Argagixisada ah”guddiga taakuleynta Ciidanka ayaa sheegay in ay Diyaaradan fududeynayso wax walbo, oo ay u baahdaan Ciidamadeenna geesiyaasha ah ee hawlgalada ku jira” ayuu sii raaciyay Qoraalka.

PUNTLAND POST

You might also like

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 





Source_link

Tags: ArgagixidadabandhigtayCiidamadaCiribtirkadiyaaraddoontaDowladdaHawlgalkahelicopterjiraPostPuntlandShaqaynsoo
Previous Post

Prime Minister Hamza Abdi Barre Inaugurates Fashionable Emergency Response Middle at De Martino Hospital – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s president to go to Egypt for high-level talks with el-Sisi 

admin

admin

Related Posts

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
Latest News

Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future

by admin
May 23, 2025
Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 
Latest News

Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

by admin
May 23, 2025
Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up
Latest News

Somaliland Administration Mends Ties with Djibouti in Coverage Reversal – Puntland Put up

by admin
May 23, 2025
President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Conducts Inspection of Ministry of Protection Headquarters – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 23, 2025
Next Post
Somalia’s president to go to Egypt for high-level talks with el-Sisi 

Somalia’s president to go to Egypt for high-level talks with el-Sisi 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Kenya – Puntland Submit

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka dhacay dalka Kenya – Puntland Submit

July 12, 2023
Navigating the 2 sides of Somalia’s capital Mogadishu

Navigating the 2 sides of Somalia’s capital Mogadishu

May 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somali Delegation Led by Deputy Info Minister Bolsters Media and Diplomatic Ties in Ankara – Somali Nationwide Information Company
  • Opposition Leaders Maintain Essential Talks in Mogadishu Over Somalia’s Political Future
  • Advisor warns Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud is driving nation Into political spoil 

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.