• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, May 27, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne hore Farmaajo oo sheegay in Soomaaliya gashay qalalaase Siyaasadeed iyo mid amni oo dhaawacaya Midnimada dalka – Puntland Put up

admin by admin
January 20, 2025
in Latest News
0
Madaxweyne hore Farmaajo oo sheegay in Soomaaliya gashay qalalaase Siyaasadeed iyo mid amni oo dhaawacaya Midnimada dalka – Puntland Put up
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in Soomaaliya gashay qalalaase Siyaasadeed iyo mid Amni oo horseedi kara dhaawac gaara Wadajirka iyo Midnimada dalka.

“Dalkeennu wuxuu galay marxalad siyaasaddeed oo ay ku gadaaman yihiin khataro badan oo horseedi kara dib u dhac siyaasadeed, dhaawac gaara wadajirka dalka iyo qalalaase siyaasadeed oo wax u dhimi kara amniga dalka. Marar badan waxaan ka dignay in wax ka baddal aan bathroom dhammayn oo lagu sameeyo Dastuurka oo ah waxa kaliya ee isku hayey ummadda Soomaaliyeed ay keeni karto in ay meesha ka baxdo sharciyaddii ay ku dhisnaayeen hay’adaha dowladda oo ay saldhig u tahay dastuur la isla oggol yahay” ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweyne hore Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in Sharciga doorashada, sharciga xisbiyada iyo guddiyada doorashada uu yahay hannaan ka dhexeeya hay’adaha dastuuriga ah, Dowlad Goboleedyada iyo hormuudka siyaasadda, islamarkaana tiir dhexaad u yahay siyaasad bathroom dhan yahay, sidaas darteed in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu weli ku adkaysanayo inuu qabsanayo doorasho uu kaligiis samaystay oo maamulanayo ayuu Farmaajo ku tilmaamay “tillaabo aan ka turjumeyn xaaladda siyaasadeed ee dalka, keenina karta dib u dhac siyaasaddeed iyo qalalase laga baaqsan karo.”

“Sharciga doorashada, sharciga xisbiyada iyo guddiyada doorashada waa hannaan ka dhexeeya hay’adaha dastuuriga ah, Dowlad Goboleedyada iyo hormuudka siyaasadda, waana arrin tiir dhexaad u ah siyaasad bathroom dhan yahay, sidaas darteed in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu wali ku adkaysanayo inuu qabsanayo doorasho uu kaligiis samaystay oo maamulanayo waa tillaabo aan ka turjumeyn xaaladda siyaasadeed ee dalka, keenina karta dib u dhac siyaasaddeed iyo qalalase laga baaqsan karo” ayuu sii raaciyay Hadalkiisa.

Madaxweyne hore Farmaajo wuxuu sidoo kale sheegay in Wax ka baddal Dastuur iyo qabasho doorasho aysan qayb ka ahayn Puntland, Jubaland iyo hormuudka siyaasadda dalka, uu micnaha keliya ee lagu fasiri karo noqonayo in hoggaanka talada dalka haya uusan wax tixgalin ah u hayn wadajirka iyo midnimada dalka oo ah mas’uuliyaddii qaran ee bathroom doortay, uuna damiciisa gaarka ah ka hormariyey masaalixdii guud.

Mudane Farmaajo waxa uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay in uu talada dhexda dhigo, horseedna uusan u noqon in dalku uu kala tago iyo hubanti la’aan siyaasadeed oo ku dhammaan karta qalalaase iyo dib u dhac qaran, halka uu dhinaca kale Dowlad Goboleedyadda, madaxdii hore ee qaranka iyo mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka ugu baaqay in la iska kaashado sidii lagu gaari lahaa wadatashi qaran oo lagu wajahayo xaalada siyaasadeed ee dalka, si looga baaqsado hubinti la’aan siyaasadeed iyo dhaawac soo gaara wadajirka dalka.

PUNTLAND POST





Source_link

You might also like

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Tags: amnidalkadhaawacayaFarmaajogashayhoreiyoMadaxweynemidmidnimadaPostPuntlandqalalaasesheegaySiyaasadeedSoomaaliya
Previous Post

Deputy PM Pays Courtesy Go to to SoDMA Headquarters – Somali Nationwide Information Company

Next Post

Somalia’s management divided on banning Kenyan khat amid renewed diplomatic row 

admin

admin

Related Posts

Somalia’s opposition pressured to fulfill in properties as authorities bans lodge gatherings: chief 
Latest News

Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 

by admin
May 27, 2025
Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
Latest News

Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit

by admin
May 27, 2025
Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 27, 2025
SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall
Latest News

SoDMA: Reality Flies The place Lies Fall

by admin
May 27, 2025
U.S. opposes Somali president’s unilateral election drive 
Latest News

Somalia’s president begins talks with opposition amid rising worldwide strain 

by admin
May 27, 2025
Next Post
Somalia’s management divided on banning Kenyan khat amid renewed diplomatic row 

Somalia’s management divided on banning Kenyan khat amid renewed diplomatic row 

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Hormuud Chairman wins CXO of the 12 months award at Africa Tech Competition – Somali Nationwide Information Company

Hormuud Chairman wins CXO of the 12 months award at Africa Tech Competition – Somali Nationwide Information Company

November 17, 2023
Taylor Swift wears Lebanese label Azzi & Osta in new music video  

Taylor Swift wears Lebanese label Azzi & Osta in new music video  

May 31, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • Somalia’s ex-president accuses govt of coercion in controversial voter registration drive 
  • Baaq iyo digniin adag oo laga soo saaray boobka kheyraadka iyo Macdanta degaannada Puntland – Puntland Submit
  • Safety Officers Meet Clan Elders in Tardo to Strengthen Anti-Terror Cooperation – Somali Nationwide Information Company

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.