• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo la wareegtay saldhigii ugu waynaa Daacish

admin by admin
January 16, 2025
in Latest News
0
Puntland oo la wareegtay saldhigii ugu waynaa Daacish
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter






BOOSAASO [SMN] – Ciidanka la-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ee Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay saldhigii ugu weynaa ee Keydka Hubka Daacish ee Buuraha Cal-Miskaad, ee gobolkaBari.

 

Dagaalka Daacish iyo Ciidanka Fulinaya Howlgalka Hilaac ee Puntland ay ku dhawaaqday ayaa kusii fidaya deegaano horleh oo ku teedsan Buurahan Silsilada ah ee isku xira Gobolada Bari iyo Sanaag iyagoo Kooxda daacishna lagala wareegay dhul balaaran oo ay Mudo ka arriminayeen.

Puntland ayaa soo bandhigtay Farriisinka Keydka Hubka ee ay Ciidamadeedu la Wareegeen, iyadoo halkaas ay gaareen saraakiil Sar sare oo uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Maamulkaasi Muumin Cabdi Shire.

Saraakiisha Ciidanka Puntland ee dul tagay Keydka la qabtay ee Hubka ayaa faahfaahin ka bixiyey noocyada kala duwan ee Hubka ay adeegsan jirtay Kooxda Daacish iyo Guud ahaan Xaalada dagaalka.

Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ayaa mudo dheer heystay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari iyagoo halkaas kasoo maleegi jiray weeraro qorsheysan oo ay ku bartilmaameedsan jireen dadka Shacabka ah.



You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish




Earlier articleJubaland oo billowday howlgal ay uga hortagayo weerarada Al-Shabaab

Senior editor at English Information at Shabelle Media Community




Source_link

Tags: DaacishPuntlandsaldhigiiuguwareegtaywaynaa
Previous Post

Somalia’s opposition rips authorities’s inconsistent diplomacy on Ethiopia 

Next Post

Somalia’s International Minister Fiqi Engages in Diplomatic Talks with Ukrainian Counterpart – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia’s International Minister Fiqi Engages in Diplomatic Talks with Ukrainian Counterpart – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s International Minister Fiqi Engages in Diplomatic Talks with Ukrainian Counterpart – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Somalia’s PM arrives in Kenya in first official go to

Somalia’s PM arrives in Kenya in first official go to

May 6, 2024
Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud

Baadi-goobka shaqaale ka tirsan QM oo ka socda gobolka Galgaduud

January 12, 2024

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.