• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, May 25, 2025
Mnhornnews
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Mnhornnews
No Result
View All Result
Home Latest News

Markab Kalluumeysi oo Shiinaha leeyahay oo Lagala soo badbaadiayay Xeebaha Soomaaliya 

admin by admin
January 13, 2025
in Latest News
0
Markab Kalluumeysi oo Shiinaha leeyahay oo Lagala soo badbaadiayay Xeebaha Soomaaliya 
585
SHARES
3.2k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO – Markab kalluumeysi oo ay leedahay shirkad Shiinees ah, kaas oo burcad badeed ku afduubteen xeebaha Soomaaliya bishii November, ayaa lagu guuleystay in lasii daayo iyada oo uu saarnaa shaqaale 18-qof ah, sida ay Isniintii shaacisay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya.

 

Qoraal ay safaaradda ku daabacday barta X (horey lavatory oran jiray Twitter), ayay ku sheegtay in shaqaalaha la badbaadiyay Isniintii kadib “dadaallo joogto ah oo ay sameysay dowladda Shiinaha.”

“Dowladda Shiinaha si adag ayay u cambaareyneysaa falkan foosha xun oo halis geliyay badbaadada shaqaalaha iyo amniga marin-biyoodka caalamiga ah. Waxaana ay sii wadi doontaa inay si adag u difaacdo xuquuqda sharciga ah ee muwaadiniinteeda iyo shirkadaheeda ku sugan dibadda,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Markabkan iyo shaqaalihiisa ayaa laga afduubtay dhammaadkii bishii November waxaana lavatory qaaday degmada Xaafuun ee maamul-goboleedka Puntland, oo ku yaalla waqooyi-bari Soomaaliya. Burcadda ayaa markii dambe dalbaday madax furasho dhan $10 milyan.

Lama xaqiijin haddii lacagtaasi la bixiyay.

Bayaanka safaaradda ayaa sidoo kale sheegay in Shiinaha uu si dhow ula shaqeynayay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland si loogu guuleysto sii deynta markabka iyo shaqaalihiisa.

Afduubkan ayaa mar kale iftiimiyay caqabadaha weli ka jira amniga badaha Soomaaliya. Soomaaliya waxaa muddo dheer dhibaataynayay burcad badeednimo, taasoo gaartay heerkeeda ugu sarreeyay sanadkii 2011, xilligaas oo Qaramada Midoobay ay sheegtay in in ka badan 160 weerar laga diiwaangeliyay xeebaha Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, falalka burcadnimada ayaa si weyn hoos ugu dhacay tan iyo xilligaas, taasoo ay sabab u tahay joogitaanka maraakiibta dagaalka ee Maraykanka iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah ee ku sugan biyaha caalamiga ah.



Source_link

You might also like

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Tags: badbaadiayaykalluumeysiLagalaleeyahayMarkabShiinahasooSoomaaliyaxeebaha
Previous Post

Somalia’s president humiliated throughout Ethiopia go to, says opposition chief 

Next Post

Somalia returns 2 residents rescued from the Indian Ocean – Somali Nationwide Information Company

admin

admin

Related Posts

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
Latest News

NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu

by admin
May 25, 2025
Somali opposition leaders gear up for battle over authorities disarmament push 
Latest News

Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media

by admin
May 25, 2025
Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish
Latest News

Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

by admin
May 25, 2025
Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia’s Auditor Normal Participates in twenty first AFROSAI-E Governing Board Assembly in Seychelles – Somali Nationwide Information Company

by admin
May 24, 2025
Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly
Latest News

Somali Defence Minister chairs stabilisation activity power assembly

by admin
May 24, 2025
Next Post
Somalia returns 2 residents rescued from the Indian Ocean – Somali Nationwide Information Company

Somalia returns 2 residents rescued from the Indian Ocean – Somali Nationwide Information Company

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recommended

Puntland oo gacanta ku dhigtay ajaaniib ku eedaysan kalluumeysi sharci-darro ah – Puntland Publish

Puntland oo gacanta ku dhigtay ajaaniib ku eedaysan kalluumeysi sharci-darro ah – Puntland Publish

February 28, 2024
Somali Nationwide Military kills over 20 Al-Shabaab terrorists in Awdhegle district – Somali Nationwide Information Company

Somali Nationwide Military kills over 20 Al-Shabaab terrorists in Awdhegle district – Somali Nationwide Information Company

September 10, 2023

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

About Us

Welcome to Mnhornnews The goal of Mnhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Entertainment
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Sports
  • Travel

Recent Post

  • NUSOJ Decries Focused Intimidation of Journalists by Safety Forces in Mogadishu
  • Former Somali president accuses govt of oppressing Mogadishu residents and silencing media
  • Mogadishu Mosque Assembly Indicators Fragmented Opposition to President Mohamud – Puntland Publish

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Sports
  • Entertainment
  • Health
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Mnhornnews.com | All Rights Reserved.